Asmara: Farmaajo Iyo Afwerki oo Kulmay

Madaxweynaha Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Asmara kadib lugtiisa caasimadda Masar ee Qaahira.

Farmaajo waxaa soo dhoweeyey dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki, waxaana u bilowdey wada hadal dhinacyo badan, oo khuseeya xiriirka labada dal.

Madaxweyne Farmaajo waxaa uu Qaajira uga soo qeyb galay shir looga hadlayey arrimaha Suudaan, waxaa halkaasi tagay dalal ay ku jireen Djibouti.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW