Magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho, waxaa maalin kasta ka socda dhismayaal cusub oo u badan daaro dheer dheer , balse muuqaalka soo jiidashada leh ee dhismayaashaasi waxaa ku hoos duugan nolol adag oo ay wajahaan kumannaan shaqaale dhismeed ah oo dalka ka shaqeeya.