3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Dib u milicso taariikhda 21-kii Oktoobar iyo afgembigii dhacay 1969-kii Maanta oo kale 21-kii bishii Oktoobar sanadkii 1969-kii waxaa dalka ka dhacay mid kamid ah afgembiyadii ugu saameyn badnaa qaaradda Afrika, wuxuuna afgembigaasi dhacay 6 maalmood ka dib markii magaalada Laascaanood lagu diley Madaxweynihii ay dadweyne doorteen Mudane Cabdirashiid Cali Sharma’arke.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Shirkadaha diyaaradaha ee deegaannada Soomaaliland ka howlgala oo aqbalay barnaamijka E-visa ee dowladda Soomaaliya Shirkadaha diyaaradaha caalamiga ah ee Ethiopian Airlines iyo Fly Dubai ayaa si rasmi ah u aqbalay inay ku shaqeeyaan barnaamijka E-Visa ee ay maamusho dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo ka dhigan in rakaabka u socdaalaya deegaanada ay Somaliland maamusho ay dalban doonaan fiisaha Soomaaliya ee elektaroonigga ah (E-Visa) halkii ay ka ahaan lahayd nidaam madax-bannaan oo ay Somaliland maamusho.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dhibaato noocee ah ayaa ka dhalan karta kala soocid la’aanta gowraca xoolaha? Suuqyada hilibka ee dalka iyo goobaha ay munaasabaduhu ka jiraan waxaa mararka lagu arkayaa hilib dhaylo ah oo waliba neefaf dhadig ah sida nirgaha yar yar ee geela, ceesaamaha ariga ee aan gaarin da’dii taranka, iyo aalada lo’da.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari oo Magacaabay Golihiisa Wasiirrada Cusub Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari oo Magacaabay Golihiisa Wasiirrada Cusub
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigey nin xaaskiisa Toorey ku diley Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Garasbaaley ayaa soo qabtay nin lagu magacaabo Abshir Sheekh Cabdisalaan Maxamed oo lagu eedeeyay inuu xaaskiisa ku dilay toorey.
1 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Maxkamadda Gobolka Galgaduud oo mar kale u fariisatay kiiska dilkii hooyo iyo carruurteeda oo dhowaan gobolkaas lagu diley Maxkamadda Gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug ayaa maanta mar kale u fariisatay dhageysiga dacwadda loo haysto saddex eedeysane oo lagu tuhunsan yahay in ay ku lug lahaayeen dilkii hooyo Sahro Cartan Xirsi iyo carruurteedii yar-yaraa, kuwaas oo dhowaan lagu diley gobolka Galgaduud
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Pakistan iyo Afghanistan oo kordhiyay waqtigii xabbad-joojintooda, iyadoo wada-hadallo ay labada dhinac uga billowday Qatar Dowladda Pakistan iyo maamulka Taliban ee Afghanistan ayaa heshiis ku gaaray inay kordhiyaan xabbad-joojintii 48-saac ahayd ee arbacadii ay gaareen, ilaa laga soo gebogabeeyo wada-hadallada socda magaalada Doha ee dalka Qatar, sida ay sheegeen saraakiil ammaanka oo ka tirsan Pakistan iyo ilo ku dhow Taliban.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino NIRA oo shaacisay waqtiga rasmiga ee lacagta laga dhigayo qaadashada Kaarka Hay’adda diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Qaranka ee NIRA ayaa ku dhawaaqday in laga bilaabo 31-ka Oktoobar ee sannadkan 2025, qaadashada Kaarka Aqoonsiga Qaranka ay noqon doonto adeeg lacag lagu bixiyo.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madagascar oo xukun militari gacanta u gashay iyo Midowga Afrika oo war ka soo saaray Dalka Madagascar ayaa wajahaya isbeddel siyaasadeed oo weyn kadib markii Colonel Michael Randrianirina, taliyaha cutubka milatari ee CAPSAT, uu si rasmi ah ula wareegay talada dalka, kadib kacdoon lagu riday madaxweynihii hore Andry Rajoelina.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray xildhibaanada Soomaaliya ku matali doona baarlamaanka ururka Bulshada Bariga Afrika Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Soomaaliyeed ee maanta ay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u doorteen in ay Soomaaliya ku matalaan Baarlamaanka Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC).