Siyaasi dowladda ku dhaliilay qaabka ay u wado shirka maamul u sameynta gobolada dhexe Sheeko:Dalka Siyaasi Soomaaliyeed ayaa xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku dhaliilay qaabkii loo wajahay qorshaha shirka lagu dhisayo maamulka lagu mideynayo Mudug iyo Galgaduud. Cabdi Xaashi Cabdi Salaan oo ka mid ah siyaasiyiinta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Jowhar oo gawaarida dab damiska ka dalbaday dowladda(Dhageyso) Guddoomiyaha degmada Jowhar Maxamed Amiin Xaaji Caqiil ayaa ka codsaday dowladda Federaalka Soomaaliya in la soo gaarsiiyo qalabka dab damiska si ay dadka ugu caawiyaan xilliyada uu kaco dabka. Caqiil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas:Waxaa muhiim ah in aan wada eegno soomaalinimada (Dhageyso) Madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in shirka ka furmay magaalada Garowe looga gudbi karo Khilaafka ka dhex jira dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Gaas ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kaalin shidaal uu dab ka kacay degmada Jowhar iyo Hanti ku baaba'day Warar hadda nagasoo gaadhay degmada Jowhar ee gobolka Sh. Dhexe ayaa sheegaya in dab ka kacay magaaladaasi. Dabka ayaa ka ka bilowday Kaalin-Shidaal oo ku taalay degmada Jowhar sida uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta ganacsiga billaha ee Goobjoog FM (September) Bil kasta GOOBJOOG FM waxay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan Isbadalka Sarifka lacagaha qalaad ee bishiitagtay gaar ahaan lacagaha ugu caansan caalamka ee laga isticmaalo Soomaaliya waxaana ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka diyaaradaha Beledwayne oo maalinkii labaad xiran Waxaa maalintii labaad hakad ku jira dhaqdhaqaaqii garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif ee magaalada Beledwayne kadib markii saamayn uu ku yeeshay roobabkii 24-kii saac ee ugu dambeeyay ka da’ayay gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada maamulka Jubba oo howl gallo ka sameeyay deegaano ay la wareegeen Ciidamada maamulka ku-meel gaarka Jubba iyo kuwa AMISOM ayaa howl gallo ka wada deegaanadii ay dhowaan la wareegeen ee gobalka Jubbada hoose. Wararka laga helayo duuleedka Kismaayo ayaa sheegaya in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha dalka oo xariga ka jaray Bankiga Caalamiga ee Somaaliya(IBS) [huge_it_slider id=”66″] Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxa uu xariga ka jaray Bankiga caalamiga ee Soomaaliya, International bank of Somalia (IBS) kaas oo ku shaqeyn doona shuruucda u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG-DEG: Madaxwayne Xasan Sheekh oo gaaray Baraawe Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Baraawe oo todobaadkii hore soo gashay gacanta dowladda kadib 6 sano oo ay maamulayeen xarakada Al-shabaab. Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'iisal wasaare Cabdiweli oo furay wada hadalada dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta si rasmi ah u furay wada hadallada xukuumadda Federaalka iyo maamulka Puntland ay ku yeelanayaan magaalada Garoowe. Wada hadaladan…