Faahfaahin ku saabsan khasaaraha duqayntii shalay ka dhacday Gedo Sheeko:War Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaarihii ka dhashay duqayntii ay diyaaradaha dagaalka Kenya ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Taliyaha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolkaasi Cabdullaahi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxwayne Gaas oo si caro leh uga jawaabay hadal ka soo yeeray Cabdi Qeyb diid Madaxwaynaha Puntland ayaa xad gudub ku tilmaamay hadal ka soo baxay madaxweynaha maamulka Galmudug. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hadal ka jeediyay kulan lagu qabtay magaalada Garowe ee xarunta Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:War Shirkii arimaha qaxootiga ee Addis-ababa oo soo gebagaboobay Shir hal maalin socday oo looga hadlayey arimaha qaxootiga ku nool dalalka bariga Afrika ayaa gelinkii dambe ee maanta lagu soo geba gabeeyey magaalada Addis-ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay kulan looga hadlay maamulidda deeqaha japan ugu deeqdo dalka. War-saxaafadeed: Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Cabdullahi Dhool Maxamed ayaa maanta kaga qeybgalay Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya kulan seddex geesood ah oo looga hadlayay…
1 daqiiqo Sheeko:War AMISOM oo la wareegtay sal-dhig Al-shabaab ku lahaayeen gobolka Gedo Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan ciidanka Kenya ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta deegaanka Gadoon-dhawe oo qiyaastii 45 km u jira degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo. Cismaaciil…
2 daqiiqo Sheeko:War Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukunno dil iyo xabsi ku riday eedeysanayaal Maxkamadda darajada koowaad ciidamada qalabka sida ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday dad loo haystay dambiyo kala gedisan. Dadkan ayaa maxkamadayntooda maalmahan waxa ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Wafdi ka socda dalalka Turkiga iyo Imaaraadka oo maanta gaaray Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka KMG Jubba waxaa gaaray maanta wafdi ka kala socda qaar ka tirsan dalalka Carabta iyo Turkiga. Wafuuda ayaa markii magaalada Kismaayo ay gaareen waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso Barnaamij wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM waxaa saaka (20/08/2014) diiradda lagu saaray: 1-Ra’isulwasaaraha Xukuumada Federaaalka Somaaliya oo Magaalada Addis Ababa kaga qayb galaya shir looga hadlayo Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku…
2 daqiiqo Sheeko:War War-murtiyeed ka soo baxay shirka Garowe ee maamulka Puntland iyo xildhibaanada BF War goor dhow naga soo gaaray xafiiska Goobjoog FM ee magaalada Garowe ayaa sheegaya in war-murtiyeed uu ka soo baxay shir maalmahan u socday madaxda Puntland iyo xildhibaano ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:War maamulka KMG Jubba oo ka hadlay ciidamo ku biiray Barre Hiiraale Saraakiil ka kala tirsan maamulka KMG Jubba iyo Barre Aadan Shire (Hiiraale) ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay ciidamo la sheegay in ay ku biireen kuwa ka amar qaata Barre…