Xildhibaannada dhediga ah ee barlamaanka oo kampala Siminaar Uga Furmay Sheeko:War War-saxaafadeed: Xildhibaannada dhediga ah ee ku jira barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayuu maanta siminaar lagu kobcinayo aqoontooda uga furmay magaalada Kampala ee caasimadda Yugandha. Munaasabadda siminaarkan aqoon kororsiga ah oo ay… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho:Xarunta Daaweynta Qaaxada ee Folariini oo dib loo hirgelinayo [huge_it_slider id=”51″] Wasaaradda Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigtay Isbitaalka Daawaynta Qaaxada ee Folariini ee Magaalada Muqdisho. Masuuliyiin ka kala socday Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda ayaa si…
1 daqiiqo Sheeko:War Guusha Erdogan oo la sheegay inay faa'ido ugu jirto dalal ay ku jirto Soomaaliya Xarunta Somali Act ee Fadhigeedu yahay Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa sheegtay in doorashada Madaxtimada Dalka Turkiga ee loo doortay Recep Tayib Erdogan faa’ido ay u tahay Dalalka Islaamka…
2 daqiiqo Sheeko:War Dhuxulow:Dhalinyaradu waa laf-dhabarka bulshada iyo Mustaqbalka Dalka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo ka hadlayey maalinta Dhalinyarada Caalamka ee 12-ka August ayaa ku nuuxnuuxsaday doorka muhiimka ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed oo uu yiri “Dhalinyaradu waa…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxwayne Xasan oo Muqdisho kula kulmay wafdi ka socda Denmark Madaxwaynaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa isla Muqdisho kula kulmay wasiirka Ganacsiga iyo horumarinta dowladda Denmark Mogens Jensen. Kulankan…
2 daqiiqo Sheeko:War Goobjoog FM oo booqatay guriga Kamaal Rajab Dayib Erdogan Goobjoog FM ayaa maanta booqatay hoy(aqal) ka sameysan bac oo ay ku noolyihiin qoysas barakacayaal ah gudaha magaalada Muqdisho. Qoysaskan ayaa ku nool xero ku taalla degmada Wadajir ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:War AMISOM oo magaalada Marka looga mudaaharaaday Deganaansho caga badan ku taagnayn ayaa laga dareemayaa Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose halkaasi oo labadii Maalmood ay ka dhacayeen Bananbaxyo lagaga soo horjeedo Ciidamada howlgalka midowga Africa…
1 daqiiqo Sheeko:War RW Cabdiweli: Guul ayaan ka gaarnay hirgelinta maamullada dalka Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Shiikh Axmed Maxamed ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ku guulaysatay hirgelinta qaar ka mid ah Maamullada Dalka. Waxa uu sheegay Ra’iisulwasaare Cabdiweli Shiikh…
1 daqiiqo Sheeko:War Xil.Jeesow: Dowladda si sharciga waafaqsan ha u maareyso hub ururinta Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Ammaaanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Dowladda ku dhiira galiyay in hannaan sharciga waafaqsan ay u marto Aruurinta hubka sharci darrada ee yaalla Magaalada Muqdisho. Guddoomiye ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Jaaliyada Soomaalida ee Turkiga oo soo dhoweeyay guusha Erdogan Jaaliyada Soomaalida ee Dalka Turkiga ayaa soo dhaweeyay doorashadii Madaxtimo ee uu ku guulaystay Ra’iisal wasaaraha xilka ka sii dagaya ee dalkaas Receb Dayib Ordagan. Xoghayaha Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka…