Ciidamada dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Mid Ah Hiiraan Sheeko:Dalka Wararka ka imaanaya deegaanka Buurweyn oo qiyaastii 28-km dhanka koonfur kaga beegan degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay la wareegeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo… 1 daqiiqo
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Guurtidi Somaliland Oo Muddo Kordhin u Sameeyay Xukuumadda Siilaanyo Kulan ay isugu yimaadeen golaha guurtida ee maamulka Somaliland ayaa muddo kordhin waxaa loogu sameeyay xukuumadda uu hogaamiyo Axmed Maxamed Siilaanyo. Golahan ayaa isku raacay in markii ay arkeen arimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Qansaxdheere Ee Gobalka Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobalka Baay, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dagaalkaan oo dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan Iyo Xeeb Oo Digniin Diray Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa digniin u jeediyay shaqsiyaadka hubka lasoo gala degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud, halkaasi oo uu ka soconayo shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Mudug iyo Galgaduud.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Ka Hadlay Qaabka Ay Soomaalida Isku Caawin Karto Nabadoon Axmed Maxamed Food Cadde oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay qaabka ugu haboon ee xilligaan dadka Soomaaliyeed isku caawin karto, maadaama muwaadiniin badan ay ku dhiban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Soomaaliyeed Oo Baaq Loo Diray Aqoonyahan Cabdiraxmaan Cabdullaahi Daqarre ayaa umadda Soomaaliyeed u jeediyay ka qeyb qaadashada barnaamijka Gurmad iyo Gargaar oo lagu soo celinayo qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalalka Yemen iyo Kenya. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo La Dhaliilay Mid ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa ku dhaliilay dowladda Kenya in ay si xun ula dhaqmayso shacabka oomaaliyeed ee dalkeeda Qaxootiga ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Marocco Oo Diyaarad Dagaalk Ku Weysan Dalka Yemen Dalka Morocco ayaa sheegay in uu la’yahay mid ka mid ah diyaaradihiisa f16, taas oo ka qeyb qaadaneysay duqeynta uu Sacuudiga horkacayo ee dalka Yemen. Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama oo Casuumaad Laga Diiday Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ugu yeeray wadamada Khaliijka shir madaxdeed ka dhaca Washinton maalinta Arbacada. Shir Madaxeedkan oo labo maalin socon doona waxaa ku wada hadlaya Mareykanka iyo Wadamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobalada Jubooyinka Oo Dowladda Ugu Baaqay In Ay Badbaadiyaan Soomaalida Yemen Waxgaradka ku dhaqan gobalada Jubooyinka ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka ee Soomaaliya in ay soo badbaadiyaan shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen. Nabadoon Xuseen Naaleeye oo ah afhayeenka Odayaasha…