Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisul-wasaare Abiy Oo Ku Kulmay Magaalada Addis-Ababa. Sheeko:Dalka Ra’iisul-wasaaraha dowladda Ethiopia Abiy Ahmed ayaa shalay ku qaabbilay magaalada Addis-Ababa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamd Cabdullahi Farmaajo. Xafiiska Abiy Ahmed ayaa sheegay in labada mas’uul ay wada-qaateen wadahadallo laba dhinac ah,… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 55 Kiis Oo Cudurka Daacuunka Ah Oo Laga Helay Soomaaliya. Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday 55 kiis oo cusub oo cudurka daacuun caloolaha ah kaddib baaritaan ay sameysay laanta baarta cudurrada faafa intii u dhaxeysay 13 illaa 19 bishii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Dhimeysa Nabad-Ilaaliyaasha Soomaaliya. Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go’aan ku gaaray in la dhimo 1,000 askari oo ka tirsan kuwa ka socda gobolka kuwaasoo ku sugan Soomaaliya, iyadoo ay jiraan weerarrada sii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR Oo Qaxooti Soomaali Ah Dib U Celisay. Hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay (UNHCR) ayaa sheegtay inay kasoo daad-gureysay dalka Yemen qaxooti Soomaaliyeed oo tiradoodu gaareyso 4,300 tan iyo sannadkii 2017 dadkaas oo si iskood ah o xushay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghaya Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Soomaaliya U Soo Magacaabay Wakiil Cusub. Xoghaya Guud Ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku dhawaaqay magacaabista James Swan oo ah diblomaasi Mareykan ah kaasoo noqonaya wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u fadhinaya Soomaaliya iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Cambaareysay Kufsi Soomaaliya Loogu Geystay Gabar. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Maalgelinta Dadweynaha ee UNFPA ayaa cambaareysay kufsi-wadareedkii loogu geystay gabar sagaal jir ah magaalada ku taalla bartamaha Soomaaliya ee Buula-burde oo 425Km uga beegan dhinaca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Seychelles Oo Dacwad Ku Oogtay 5 Nin Oo Burcad-Badeed Soomaaliyeed Ah. Maxkamadda sare ee Jasiiradda Seychelles ayaa xukunno ku ridday shan nin oo Soomaali ah oo looga shakisan yahay burcad-badeednimo iyadoo raggaan ay ku wareejiyeen Seychelles Midowga Yurub bishii April sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Japan Oo Ballaarineysa Hawl-galladeeda Geeska Africa Inkastoo Burcad-Badeedda Soomaaliya Ay Hoos U Dhaceen. Burcad badeed iyo burcad badeed la’aanba Japan waxaa ka go’an inay sii waddo hawlka caalamiga ah ee lagu sugayo ammaanka Geeska Africa taasoo muhiim u ah siyaasadda ballaaran oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Ma Ogolaan Doonno Alaab Laga Keeno Soomaaliya. Dowladda Kenya aya sheegtay inaysan ogolaan doonin in alaab aan qofkii lahaa la socon la soo geliyo dalka, alaabtaas oo laga keeno dalka Soomaaliya. Hadal kasoo baxay dowladda Kenya ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Ayaa Sheegay Inay Ku Shaqeeyaan Amarka Hawlgalka AMISOM Oo Aysan Saameyn Ku Lahayn Siyaasadda. Iyadoo xasaradda siyaasadeed ee ka dhex taagan Muqdisho iyo Nairobi ee salka ku haysa xudduud badeedda ay ka sii dareyso Kenyana ay mamnuucday duulimaadyadii sida tooska ah uga soo bixi…