SWITZERLAND OO WADAAD MUSAAFURISAY. Sheeko:Dalka Wadaad Muslim ah oo sannadkii 2017 lagu helay falal uu ku kicinayo rabshado dalka Switzerland ayaa ugu dambeyn la musaafuriyey kaddib markii la caddeeyey in dhalashadiisu tahay Soomaali. Ninkan ayaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka MADXAF AY LEEYIHIIN SOOMAALIDA CANADA OO LA FURAYO. Koox ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Canada ayaa qorsheyneysa inay ka hirgeliso dalkaas Madxaf lagu keydiyo taariikhda iyo dhaqanka bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Edmonton.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka XISBIGA WADAJIR: WAR-SAXAAFADEED. Tir: XW/24/2019 03/05/19 Faafin Degdeg ah: WAR-SAXAAFADEED Xisbiga Wadajir wuxuu canbaareynayaa go’aanka ay Dawlada Federaalka ahi ku afduubtay doorashooyinka Dalka. Sharciga Doorashooyinka ee ay xukuumaddu ansixisay waa mid inta badan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMNESTY INTERNATIONAL: WAR-SAXAAFADEED. Isagoo ka jawaabayey warkii wasaaradda gaashaandhigga ee dalka Mareykanka ay u gudbisay congresska kaasoo ahaa hawlgallada ciidanka Mareykanku ay u geystaan dadka rayidka ah ayaa Daphne Eviatar oo ah agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QARAMADA MIDOOBAY: 1.7 Million Oo Soomaali Ah Ayaa Wajihi Doona Cunno-Xumo Aad U Daran. QARAMADA MIDOOBAY (AP)- Qaramada Midoobay ayaa ku qiyaaseysa in 1.7 million oo dad Soomaaliyeed ah inay wajahayaan colaado iyo cunno xumo illaa bisha June kaddib markii laba xilli oo isku…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Xisbiyada Dalka Oo Kulan Ay Muqdisho Ku Yeeshaan Kaddib Soosaaray Baaq. Maanta oo taariikhdu tahay 1da May 2019, waxa magaalada Muqdishu ku kulmay hogaamiyayaasha xisbiyada NDP, Himilo Qaran, Ilays, Wadajir, iyo UPD. Xisbiyadu waxay si qoto dheer diiradda u saareen amniga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaqaatiir U Dhashay Cuba Oo Lagu Afduubtay Dalka Kenya. Koox hubeysan ayaa ku afduubtay laba dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba meel u dhaw xuduudda Kenya ay la leedahay Soomaaliya maanta oo Jimce ah waxaana xilliga la afduubanayey dhaqaatiirtaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeyn Dhinaca Cirka Ah Oo Mareykanku La Beegsaday Alshabaab. Militeriga dalka Mareykanka ayaa ka fuliyey duqeyn dhanka cirka ah koofurta Soomaaliya iyagoo beegsanaya xarrakada Alshabaab oo ah koox ka dagaallanta geeska Africa gacan saarna la leh AlQaeda. Duqeynta ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Nuur, Sarkaal Soomaali Mareykan Ah Oo Lagu Maxkamadeynayo Dalka Mareykanka. Sarkaal ka tirsan Boliiska dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kaasoo dilay haweeney aan hubeysneyn markii ay u soo dhawaatay ayaa isagoo qeylinaya rasaas ku furay haweeneyda…