Doorashada Aqalka Hoose Oo Baydhabo Ka Socota Sheeko:War Doorashada aqalka hoose ayaa ka billaabatay goor dhow magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Maanta ayaa lagu wadaa in seddex kursi lagu doorto magaaladaasi kuwaasoo kamid noqon doona golaha shacabiga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Doorashada Aqalka Hoose Oo La Hakiyay Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in maanta aynaan ka socon wax doorasho ah. Doorashada aqalka hoose ee ka socotay Jowhar ayaa hakad gashay kadib…
1 daqiiqo Sheeko:War 2 Xildhibaan Oo Maanta Lagu Doortay Cadaado Doorashada aqalka hoose ee maanta ka dhacday magaalada Cadaado ayaa lagu soo doortay labo kursi oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Labadaan kursi ayaa waxaa ku tartamay haween oo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Ganacsiga Dhuxusha Oo La Joojinayo Haweenka ka ganacsada dhuxusha ee magaalada Boosaaso ayaa cabasho xooggan xilligani ka muujinaya go’aan ka soo baxay maamulka gobolka Bari. Maamulka gobolka Bari ayaa dhowaan soo saaray go’aan ah in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Oo Harraad Ugu Dhintay Bandarbeyla, Bari Saciid Anteeno ayaa u sheegay Goobjoog News in xaalado adag ay ka jiraan degaannada ku xeeran Bandarbeyla islamarkaana dadka qaar aynaan heli Karin wax ay cunaan. Gobolka Bari ayaa qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu dambeeyay Ee Degaannada Hoostaga Xarardheere Oo Lagu Dagaallamayay Waxaa xaalad deganaansho ah maanta laga soo sheegayaa degaanka Dumaaye ee hoostaga magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug halkaasoo maalmahan uu ka socday dagaal. Dagaalka oo u dhaxeeyay Alshabaab iyo dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Qorsheysnaa Oo Ka Dhacay Tooratoorow Warar aynu maanta ka heleyno degaanka Tooratoorow ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya inuu ka dhacay weerar qorsheysnaa oo ay fuliyeen diyaarado. Dadka degaanka oo la hadlay Goobjoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rasaas Ka Dhacday Gudaha Magaalada Gaalkacyo Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xaaladda ay maanta tahay mid deggan kadib rasaas xalay laga maqlay gudaha magaaladaasi. Rasaasta ayaa laga maqlay dhanka xaafadda Garsoor oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Cadaado: Doorashada Aqalka Hoose Oo Socota Doorashada aqalka hoose ayaa maanta ka mar kale dib uga billaabatay magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Maanta waxaa la doorayaa wax ka badan labo kursi sida ay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Ka Hadashay Dagaalka Xarardheere Maamulka Galmudug ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray dagaallo maalmahan ka dhacayay degaanno ka tirsan gobolka Mudug. Dagaalladani oo ka socda degaannada Dumaaye iyo Dabagalo ee hoostaga magaalada Xarardheere ayaa u…