Dagaal Ka Dhacay Degmada Mahadaay Sheeko:Dalka Dagaal ayaa ka dhacay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana dagaalkani uu yimid markii koox hubeysan ay weerar ku ekeeyeen saldhigga degmadaasi oo ay ku sugnaayeen ciidanka dowladda federaalka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Doorashada Aqalka Hoose Oo Socota Wararka laga helayo hoolka doorashada aqalka hoose ee Jowhar ayaa sheegaya inay billaabatay doorashada aqalka hoose. Maanta ayaa qorshaha uu yahay in lagu soo doorto magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo Oo Salaad Roob Doon Laga Tukaday Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta ka dhacay isu soo bax ay sameeyeen culumada iyo shacabka magaaladaasi oo Alle lagu weydiisanayay raxmad iyo roob. Culumada ayaa maanta bulshada uga yeeray garoonka weyn…
1 daqiiqo Sheeko:War 3 Xildhibaan Oo Maanta Lagu Doortay Jowhar Illaa seddex kursi oo ka tirsan golaha shacabka dowladda federaalka ayaa maanta lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle. Kursiga koowaad oo ay ku tartameen seddex musharrax waxaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa Oo Beeniyay In Ilaaladiisa Ay Soo Doorteen Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo todobaadkii tegay ku soo baxay doorashada ka socota magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan doorashooyinka Soomaaliya 216-ka islamarkaana ka jawaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Mudug: Dagaal Ay Ku Dhinteen 10 Qof Wararka laga helayo degaanka Dumaaye ee gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu ka dhacay dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Dagaalka oo u dhaxeeyay dad shacab ah iyo alshabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Galmudug Oo Dacwad U Gudbisay Guddiga Khilaafaadka Maamulka Galmudug ayaa maanta dacwad ka gudbiyay xubinta ugu jirta guddiga khilaafaadka islamarkaana codsaday in laga bedalo. Warsaxaafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in wakiilkooda guddiga khilaafaadka…
2 daqiiqo Sheeko:War Cadaado: Kuraasta Qaar Oo Lagu Muransan Yahay Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in maanta ay dib u dhacday doorashada aqalka hoose. Doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka ayaa maanta lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Doorashada Aqalka Hoose Oo Socota Doorashada aqalka hoose ayaa ka billaabatay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe halkaas oo ay ka socoto haatan. Magaalada Jowhar waxaa maanta lagu dooranayaa seddex kursi waxaana ay kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gargaarka: Abaaro Baa Ka Jira Galmudug Wasiirka gargaarka Galmudug Shire Xirsi Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda abaaraha ee gobollada Galgaduud iyo Mudug. Wareysi uu siiyay Goobjoog News ayuu sheegay wasiirku in abaarta ka jirta Galmudug ay…