SAWIRRO: Xafladda Caleemo Saarka M/weynaha Hirshabeelle Oo Jowhar Ka Billaabatay Sheeko:Dalka Xafladda Caleema Saarka Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa si toos ah hadda uga billaabatay hoolkii shirarka ee magaalada Jowhar. Xafladdani lagu caleema saarayo madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Iyo Wafdi La Socda Oo Gaaray Magaalada Jowhar Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ka soo ambabaxay magaalada Cadaado ee xarunta maamulkiisa ayaa hadda gaaray magaalada Jowhar. Madaxweyne Guuleed ayaa Jowhar kaga qeyb galaya xafladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka GALMUDUG: Wasiirkii Labaad Oo Muddo 24 Saac Gudahood Iscasilay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Qorsheynta Galmudug Cabdiraxman Maxamed Cisman (Sayruuq) Ayaa Ku Dhawaaqay Inuu Iska Casilay Xilkii Wasiirnimo Ee Uu Ka Hayay Galmudug Wasiiru dowlaha oo saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Magaalada Jowhar Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Wafdiga madaxweyne Xasan Sheekh waxaa qeyb ka ah masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka waxaana Jowhar ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xaalad Deganaansho Ah Oo Maanta Laga Dareemayo Magaalada Gaalkacyo Sida ay sheegayaan wararka ay Goobjoog News ka heleyso magaalada Gaalkacyo waxaa maanta oo Jimco ah laga dareemayaa xaalad deganaansho ah kadib markii dagaal uu shalay dib uga qarxday duleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Wax Ka Bedalaya Xaqiijinta Ammaanka Sh/Hoose Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay weerarkii labo maalin ka hor dagaalyahannada hubeysan ee Alshabaab ay ka geysteen magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Wasiirka warfaafinta ee Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cosoble “Dadka Tabashada Qaba Ee Reer Hiiraan Waan La Fariisanaynaa” Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay soconayaan kulamo wada tashi ah oo u dhaxeeya madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle iyo bulshada qeybaheeda kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Raalligelin Ka Bixisey Dhacdo Ay Ku Dishay Muwaadin Soomaaliyeed Taliska AMISOM ee Soomaaliya ayaa raalli gelin ka bixiyay dhacdo ciidankooda ay ku dileen darawal baabuur halka ay ku dhaawaceen labo qof oo kale oo dhammaantood ah muwaadiniin Soomaaliyeed. War…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Markeeda Dagaalkii Gaalkacyo Ku Eedeysay Galmudug Wasiirka daaqa iyo degaanka ee maamulka Puntland ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay galbeedka magaalada Gaalkacyo oo Galmudug ay sheegtay in Puntland ay weerarka soo qaaday. Wasiir Cali Cabdullaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koox Hubeysan Oo Nabadoon Ku Dishay Magaalada Muqdisho Dableey bastoolado ku hubeysan ayaa xalay degmada Yaaqshiid ee magaaladani Muqdisho ku dilay mid kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed. Nabadoonka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Nabadoon Muxumed Tarabi Shiiqow. Dadka…