Dadka Ku Nool Degmada Dangoronyo Ee Gobolka Nugaal Oo Codsaday Gargaar Sheeko:Dalka Degaanno ka tirsan gobolka Nugaal ee waqooyi bari Soomaaliya ayaa laga soo sheegayo inay ka jiraan abaaro baahsan kuwaasoo saameyay dadka iyo duunyadaba. Meelaha ugu daran ayaa lagu soo warramayaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Gaalkacyo Oo Deggan Iyo Dadkii Ugu Badnaa Oo Isaga Baxay Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa yara deggan maanta Jimcaha ah waxaana isaga baxay magaalada dhammaan dadkii shacabka ahaa ee deganaa Gaalkacyo. Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Musiibooyinka Qaranka Oo Ka Qeylo Dhaamisay Abaaraha Ka Jira Soomaaliya Hay’adda Mareynta musiibooyinka Qaranka ayaa ka digeysa saameynta aan wanaagsanayn oo ay abaaraha sanadkani ku yeelan karaan dadka iyo duunyada ku dhaqan gobollada Koonfureed, kuwa dhexe, Bari iyo waqooyiba. Iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Soomaaliya Oo Hambalyo U Diray Baarlamaanka Hirshabeelle (Villa Somalia)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka maamulka cusub ee HirShabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Galmudug Oo Si Buuxda Ula Wareegay Degaanka Godinlabe Ee Galgaduud Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya degaanka Godinlabe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xaaladda degaankaasi ay tahay mid deggan islamarkaana ay ka soconayaan howlgallo ay sameynayaan ciidanka dowlad goboleedka…
2 daqiiqo Sheeko:War Musharrixiinta Aqalka Sare Ee Galmudug Oo U Khudbeeyay Baarlamaanka Galmudug Musharrixiinta aqalka sare ee ka imaanaya dowlad goboleedka Galmudug ayaa galabta ka hor khudbeeyay baarlamaanka maamulkaasi oo soo dooran doona. Khudbooyinka ay jeediyeen mudanayaasha oo intooda badan u badnaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Gaaray Godinlabe Iyo Dagaal Halkaas Ka Socda Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed oo uu la socdo madaxweyne ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi iyo wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa ayaa gaaray degaanka Godinlabe. Dagaal ayaa dib uga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan: “Madaxweyne Xasan Ayaa Amray In Shir Siyaasadeed Aan Baladweyne Lagu Qabanin” Guddoomiye ku xigeenka dhanka siyaasadda iyo ammaanka ee gobolka Hiiraan ee dowladda federaalka ayaa ka hadlay amar laga soo saaray shirarka siyaasadeed ee lagu qabto magaalada Baladweyne. Axmed Cismaan Cabdulle(Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Ahlu Sunna Oo La Wareegay Degaanka Godinlabe Ee Gobolka Galgaduud Ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa gudaha u galay maanta degaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud halkaasoo ay gacanta ku hayeen ciidanka Galmudug. Degaanka Godinlabe ayaa maalmahan waxaa isku hayay ciidanka NISA…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Liyuu Booliska Oo Weeraray Degaanka Kaxandhaale Warar degdeg ah oo iminka naga soo gaaray degaanka Kaxandhaale ee ku dhow xuduudda uu gobolka Galgaduud la leeyahay dalka Itoobiya ayaa ku warramaya in dagaal uu ka socdo halkaasi.…