Dadaallo Looga Hortagayo Fatahaadda Wabiga Shabelle Oo Ka Socda Sh/dhexe Sheeko:Dalka Dadaallada looga hortagayo fatahaadda wabiga Shabeelle ee gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa todobaadyadii la soo dhaafay illaa iminka ka soconaya degaanno ku yaalla duleedka magaalada Jowhar. Maamulka degaanka Beexaaw oo maanta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Degmada B/xaawo, Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada B/xaawo gobalka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa ka dhacay gudaha magaalada,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraaan: Deegaanno Dhowr Ah Oo Looga Barakacay Biyo La’aan Awgeed Kadib biyo la’aan baahsan oo ka jirta degaannada waqooyi ee gobalka Hiiraan bartamaha Soomaaliya ayaa sababtay in degaannadaasi lagaa barakaco. Wararka ayaa sheegaya in Kumanaan qoys ay isaga hayaameen dhowr…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aanta Ka Jirta Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Mudug Oo Sii Korortay Degaanno ku yaalla gobalka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto biyo la’aan aad u daran. Degmada Hobyo iyo degaanno hoostaga ayaa ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Galmudug Oo Guddi u Saaraya Wada Hadallada Ahlu-sunna Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Cali oo ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News waxa uu kaga hadlay sharciyo baarlamaanka uu maalmahan ka doodayay oo ay kamid yihiin dhismaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Digey Dagaallo Mar Kale Ka Dhaca Magaalada Gaalkacyo Waxaa isa soo taraya dadka ku baaqaya in laga digtoonaado colaado iyo dagaal beeleed ka billowda magaalada Gaalkacyo iyo degaannada kale ee gobalka Mudug. Waxaa maalintii Labaad isku horfadhiya dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdiqaadir Cosoble Oo Ku Baaqay In Dib Loogu Laabto Sida Loo Qeybiyey Xubnaha Aqalka Sare Waxaa maalmahan dambe taagnaa doodda ah aqalka sare iyo sida loo qeybsanayo oo beelaha iyo maamullada qaar ay saluugeyn halka loo maray awood qeybsigaas ayaa siyaabo kala duwan waxaa uga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada: Waan Joojinnay Diiwaangelinta Jaamacadaha Cusub Wasaaradda waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay midoobeen Jamaacadaha ku yaalla dalka kadib markii ay hoos u dhacday heerkii tacliinta sare ee Jaamacaduhu lahaayeen. Agaasimaha guud ee wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Galmudug Oo Ka Jawaabtay Wareegtadii Puntland Maamulka Galmudug ayaa eedeyn u jeediyay maamulka dariskooda ah ee Puntland kadib go’aan shalay ka soo baxay maamulkaasi oo ku aaddan in bisha soo socota kowdeeda ay degaannada Puntland ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Degmada Dhuusamareeb Oo u Istaagay Ka Shaqeynta Bilicda Magaaladaasi Olole nadaafadeed ayaa ka soconaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud halkaas oo maalmihii dambe la arkayay iyagoo ololahan si xowli ah uga soconaya halkaa. Haweenka ku nool magaalada Dhuusamareeb…