Ciidamada Ammaanka Oo Magaalada Baladweyne Ku Xirxiray Todobo Qof Oo Looga Shakiyay Amni Darro Sheeko:Dalka Howlgallo dad lagu soo qabqabtay ayaa ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan saacadihii la soo dhaafay. Howlgalladani oo amniga magaalada lagu sugayay ayaa waxaa sameynayay ciidamada ammaanka ee… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Oo Maanta Kormeeray Xerada Tababarka Ciidanka Galmudug Ee Magaalada Cadaado (Sawirro) Wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka dowlada Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo ay wehliyaan saraakiil ciidan ayaa maanta kormeeray xerada ciidamada tababarka Booliska Galmudug ee ku taalla duleedka magaalada Cadaado.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlay Horumarinta Shaqada Isbitaalka Degmada Afgooye Oo Maanta Degmadaas Lagu Qabtay Kulan ay maanta isugu yimaadeen degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose maamulka degmada, guddiga Isbitaalka degmada iyo ururrada bulshada ayaa looga hadlay xaaladda isbitaalka guud ee degmadaasi Afgooye. Agaasinka isbitaalka…