2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Beenisay In Maxaabiista u Xidhan Budhcad-baddeeda Lagu Jidh-dilo Jeelka Hargeysa Sida ay qortay wakaaladda wararka Somaliland, Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Xasan Cali Cawad (Xasan Cali Dheere), ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war sheegayey in xabsiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Caruurta: Soomaaliya Oo Caalamka Kaalinta 1aad Uga Jira Caruurta Geeriyoota 5 Sano Ka Yar Sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay hey’adda “Save the Children” ilaa 130 canug oo ka yar da’da 5 sano ayaa geeriyoota kuwaas oo ka mid ah 1,000-kii canug ee…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Uganda: Canshuur Lagu Soo Rogay Adeegsiga Baraha Bulshada Baarlamaanka Uganada ayaa canshuur kusoo rogay dadka isticmaala baraha bulshada si dakhliga kor loogu qaado, dadka qaar ayaa sheegaya in arrintan loogu gol leeyahay in la yareeyo dhaleeceynta madaxweynaha dalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Mombasa: IGAD Iyo Soomaaliya OO Iska Kaashaday Tababar La Xiriiray Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Waxaa magaalada Mombasa ee Dalka Kenya lagu soo gebagebeeyey tababar ay wada jir u soo qaban qaabiyeen Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka, urur goboleedka IGAD iyo bankiga aduunka kaasoo lagu…
3 daqiiqo Sheeko:War Xeelado Cusub Oo Ku Soo Biiray Habka Tuugsiga! Waxaa Soomaaliya gees ka gees ka da’ay Roobab xoog leh, waxay ahayd in dadku u jeestaan wax-soo-saar iyo tabcasho, maadaama wadankeennu uu hodon ku yahay dhulka wax lugu abuuran karo,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqal Sare Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Galay Fasaxa Bisha Radamaan Qoraal maanta ka soo baxay golaha aqalka sare ee baarlamaanka 10aad ayaa lagu sheegay in golaha geli-doonno fasaxa Ramadaanka, isla markaana la hakin-doono shaqada. Fasaxan oo ay marka hore go’aamiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Jabuuti Oo Ku Heshiiyay Arrimo Ay Ka Mid Yihiin Iskaashiga Ammaanka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muddo laba cisho ah booqasho ku joogay dalka Jabuuti…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyneyaasha Farmaajo iyo Uhuru Oo Ka Wada Hadlay Arrinta Xadka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal cisho ah ku jooga dalka Kenya ayaa arbacadii wada hadallo kula yeeshay Madaxtooyada Kenya dhiggiisa dalkan Mudane Uhuru Muigai…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Qaramada Midoobey Oo $2.7m Siin-doonta Dadka Ku Waxyeeloobey Duufaanta Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in gargaar dhan $2.7 million ay siin-doonto dadkii ay waxyeellada soo gaarsiisay duufaanta Sagar taas oo dishay dad badan, isla markaana baa’ibisay hanti. Peter de Clercq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed: Afrikaanka fiiso La’aan Ayey Soo Booqan-doonaan Itoobiya Ra’isul wasaaraha Itoobiyaha Abiy Axmed ayaa sheegay in dhammaan dadka Afrikaanka ah ay dhowaan fiiso la’aan booqan-doonaan dalkiisa. Arrintan waxaa uu Abiy ka sheegay soo dhoweynta madaxweynaha Rwanda Paul Kagame…