UK Oo Ciidamada Kenya Ku Tababareysa Sida Looga Hortago Qaraxyada Sheeko:Dalka Ciidamo ka socda dalka Ingiriiska ayaa tababaraya kooxo ka tirsan ciidamada Kenya ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Tabarka waxaa uu khuseeyaa ka hortagga qaraxyada dhulka lagu aaso. Tababarkan oo ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Eedeysanayasha Weerarkii Naasa Hablood 2 Oo Maxkamad La Horkeenay Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta qaaday dacwada rag lagu eedeeyay weerarkii lagu qaaday Hotel Naasa Hablood 2, raggan ayaa lagu sheegay Farxaan Maxammed Samatar, C/naasir Dhaqane…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Iyo Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaal Saaka Ka Dhacay Tukaraq ee Gobolka Sool Dagaal xoogan oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa saaka ka bilowday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Ugu Horreyntii dowlad goboleedka Puntlnad ayaa war ka soo saartay dagaalka, qoraal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaadir Oo Laga Hirgelinayo Qorshaha Midaynta iyo Daadejinta Sugidda Amniga Saacadihii la soo dhaafay waxaa Banaadir ka dhacay shir lagu daah-furay qorshaha midaynta iyo daadejinta sugidda amniga caasimadda iyada oo mas’uuliyadda qorshahan looga fadhiyo maamulka Gobalka Banaadir iyo guddoomiyayaasha degmooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee U Dhacday Booqashadii Wafdiga Dowladda Federaalka Iyo UNOCHA Ku Tageen Baladweyn? Wafdi ka socday dowladda Federaalka , UNOCHA iyo hey’ado kale ayaa isniintii booqday Beledwayne ee gobolka Hiiraan halkaas oo ay ka taagan tahay dhibaato la xiriirta fatahaada wabiga Shabelle oo dad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: IGAD Oo Ku Heshiisay In Daaqsiinka Xoolaha Loo Furo Xuduudaha Xoolo dhaqatada geeska Afrika gaar ahaan dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD waxaa ay awoodaan inay xoolahooda daaqsiin ahaan si fudud kala gudbaan xadadka dalalkaasi, arrintan ayaa timid kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ku Soo Kordhay Kulanka La Filayey Ee Donald Trump Iyo Kim Jong-un? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inay jirto “Fursad badan” oo ah in aanu dhicin kulanka bisha dambe lagu waday inuu dhex maro isaga iyo hoggaamiyaha waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Carabta oo 2 Diyaaradood oo Gargaar Degdeg ah usoo Diray Somaliland Imaaraadka carabta ayaa labo diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah usoo diray Somaliland kuwaasi oo siday gargaar degdeg ah oo loogu talo galay in lagu caawiyo dadka ay Saamaysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Burcad Badeedda Weli Waa Khatar Jirta, Oo Weerarrada Ayey Badiyeen Burcad badeedda ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay weli awoodaan qaadista weerarro iyo weliba afduubista maraakiibta, warbixin cusub oo isniintii soo baxday ayaa waxaa ay sheegeysaa 2017kii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duufaanta Ku Dhufatay Waqooyiga Soomaaliya Oo Kusii Jeeda Dalal Kale Sida ay sheegeyso xafiiska Met oo ah xafiis fadhigiisu yahay Ingiriiska isla markaana qaabilsan saadaasha hawada waxaa uu sheegayaa in dufaanka maalmihii ugu dambeeyay ku dhufatay xeebaha Soomaaliya ay ku…