1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Dowladda Soomaaliya Ku Eedeeyay Weerarka Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ku dhexmaray ciidanka Somaliland iyo Puntland. Madaxweyne Biixi ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada dalwadda federaalka…
3 daqiiqo Sheeko:War Shirweynaha Qaran ee Dastuurka Muxuu Xanbaarasanyahay: Falanqayn Shirweyhan Qaran ee Dastuurka ee Magaaladda Muqdishu ka socda ayaa wuxuu ku soo aadaya xili dalka siyaasadiiso ay sabaynayso. Magaaladda Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka socda shir u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diblomaasi Horay Soomaaliya Wakiil Uga Ahaa Q/Midoobey Iyo J/Carabta Oo Ku Geeriyooday 99 Jir Cabdirahim Cabbi Farax, oo ahaa diblomaasi Soomaaliyeed oo caan ah, in ka badan 29 sano dalka matalayey ayaa ku geeriyooday Mareykanka, Faarax waxaa uu ku dhashay Wales 1919-kii, laakin waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kadib Marka Safaaradda Mareykanka Loo Raro Qudus, Akhriso Heshiiska Qarniga Ee Ay Carabtu Ku Badalatay! Wafdi Mareykan ah oo ka wakiil ah madaxweyne Donald Trump ayaa shalay soo gaaray Isra’il, wafdiga oo ay ka mid yihiin Jared Kunsher, Ivanka Trump iyo Steven Mnuchin ayaa lagu wadaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qodobaddii Ugu Muhiimsanaa Ee Ay Soo Jeediyeen Wufuudda Shirka Dib-u-eegista Dasturka Shirka maanta dib-u-eegista dastuurka ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho waxaa ka hadlay guddoomiyeyaasha labada gole ee baarlamaanka, ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah, xubno ka socday guddiyada dib-u-eegista dastuurka, wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyn Oo Laga Hirgeliyay Doomaha Dhulka Magaalada Beledweyne oo dhowaanahan ay harqiyeen fartahaadaha webiga Shabelle ayaa xiligan waxaa la dareemayaa daadad hor leh, waxaana 24 saac ee lasoo dhaafay lagu la’yahay in kabadan 5 ruux, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ka Qeybgalaya, Yaase Diiday Shirka Daah-furka Ololaha Dib-u-eegista Dastuurka?! Axadda Berri ah, waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka furmo shir lagu daah-furayo ololaha dib u eegista dastuurka KMG ah. Shirkan oo soocon-doonna 3 maalin, waxaa ka qeybgalaya tiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imaaraadka Oo Si Xoog Ah Saldhig Militari Uga Sameystay Jaziiradda U Dhaw Soomaaliya ee Socotra Diyaarad Ciidamo Militari Sida oo laga leeyahay dalka Imaaraadka ayaa todobaadkii hore soo cago-dhigatay jaziiradda Socotra, waxaana laga dejiyay dabbaabado iyo ciidamo la doonayo inay qeyb ka noqdaan isballaarinta Imaaraadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyn Oo Dad Ugu Dhinteen Fatahaado Horleh Iyo Reer Gedo Oo Jubbaland Ka Sheeganaya Sida uu ku warramayo weriyaha Goobjoog News ee Baladweyn ilaa 3 qof ayaa ku dhimatay halka dad kale lagu la’yahay fatahaad horleh oo ka dhacday magaalada Baladweyn, Hiiraan. Dhibaatada fatahaaddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burco Oo Laga Dareemayo Sarukaca Batroolka Wararka ka imaanaya magaalada Burco ayaa sheegaya in ay sarukac ku yimid qiimaha Batroolka, oo halka markii hore ahaa 8500 SH Somaliland uu hadda gaaray ilaa 15000 Sh Somaliland. Wadayaasha…