Meydadka Dad Soomaali Ah Oo Ciidamo Ajaanib Ah Ku Dileen Shabeellada Hoose Ayaa Muqdisho La Keenay Sheeko:Dalka Meydka 5 qof oo la sheegay in xalay ciidamo Soomaali iyo ajaanib ah ku dileen deegaanka Macalin oo 10 KM u jirta magaalada Afgooye ayaa la keenay magaalada Muqdisho. Meydadkan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Khasaaraha Qarax Ka Dhacay Agagaarka Wanlaweyn Sida uu Goobjoog News u xaqiijiyay weriye deegaanka ah, inta la ogyahay 4 qof ayaa ku dhimatay halka 7 kale ay ku dhaawacantay kadib miino lala eegtay gaari Cabdi Bile…
5 daqiiqo Sheeko:War Afrika Ayaa Ku Heshiisay Suuq Ganacsi oo Xor Ah, Soomaaliya Heshiiskaas Sidee Buu U Saameynayaa? Hoggaamiyeyaasha Afrika ayaa dalka Rwanda ee caasimadiisa Kigali taariikhdu marka ey aheyd 21 da bisha maarso 2018 waxey qalinka ku duugeen Heshiis taariikhi u ah qaarada Afrika, Madaxda Afrika oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Ka Hadlay Deeqda Beesha Caalamka Ay Siiso Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa beesha caalamka waxay ugu yaboohdaa lacago badan si loogu taageero dhinacyada kala duwan ee horumarka dalka. Dowladaha dunida ayaa sheega in lacagaha ay ugu talo-galeen in ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Mahathir Maxamed..Waayeel Dhaxalkiisa Uga Adkaaday Xisbi Talada Hayey 61 Sano Isbaheysiga Amal ee uu hoggaamiyaha Mahathir Maxamed ayaa ku adkaaday doorashadii guud ee arbacadii ka dhacday dalka Malaysia, isaga oo meesha ka saaray isbaheysiga Barisan Nasional (BN) oo dalkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Khasaaraha Qaraxii Ismiidaaminta Ahaa Ee Wanlaweyn Inta la xaqiijiyay 14 qof oo rayid ah iyo askari ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo galabtii arbacada ka dhacay agagaarka saldhig ay Mareykanka ku leeyihiin Wanlaweyn ee gobolka Sh/hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Dalkiisa Ka Ceyriyay 17 Kun Muhaajiriin U Dhashay Dalka Yemen Sida ay ku warrameyso hey’adda IOM, dalka Sacuudiga waxaa uu dalkiisa ka ceyriyay sanadkan gudahiisa ilaa 17 kun oo muhaajiriin ah, kuwaas oo u dhashay dalka Yemen. Wararka waxaa ay intaasi ku…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Gaas: Aqalka sare Puntland ayaa Dhistay… Laakin Hadda Waxba Nooma Tarayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas oo talaadadii ka hadlay shir maamulkiisa ka dhacay oo looga hadlay dastuurka ayaa sheegay in federalism-ka ugu fiican Soomaaliya uu yahay midka beelaha sida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Dhibaato Ka Heysato Xakameynta Ka Ganacsiga iyo Dhoofinta Dhuxusha Inkasta oo ka ganacsiga iyo dhoofinta Dhuxusha lagu mamnuucay go’aan golaha ammaanka ee qaramada midoobay ka soo baxay 2012-kii iyo xataa go’aanka ay dowladda Soomaaliya ku mamnuucday hadana ka ganacsiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Diiday Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Jaziiradda Nauru Qaxooti u dhashay dalalka Soomaali iyo Iran ah oo ku sugan xeebaha dalka Nauru ee ku yaalo koonfurta badweynta Pacific-ga ayaa la sheegayaa in imtixaankii dib-u-dejin loogu sameyn lahaa Mareykanka lagu…