1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Mursal Oo La Wareegay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa xaflad goordhow lagu qabtay Villa Hargeisa waxaa uu wareejiyay xilka guddoomiyaha golaha shacabka. Abuukaate Jawaari oo goobta xil wareejinta ka hadlay ayaa sheegay in aanu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jawaari Oo Maanta Xilka Wareejinaya Guddoomiyihii golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa lagu wadaa inuu goordhow ku wareejiyo xilka guddoomiyaha la doortay Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Munaasabad kooban ayaa ka dhici doonto xarunta Villa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating oo Bogaadiyey Geesinimada Saxafiyiinta Soomaaliyeed U astaynta maalinta saxaafada adduunka, Ergyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa maanta bogaadiyey geesinimada iyo dedaalka suxufiyiinta dalka. “Waxaan soo dhaweynayaa boqolaal saxafiyiin Soomaali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Aminga Soomaaliya Oo Ka Socda Brussels, Belgium-ka Shirka amniga Soomaaliyeed iyo dhismihiisa looga hadlayo ayaa maanta ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka. Shirkaddan arrimaha xoogga lagu saarayo waxaa ka mid ah: dhismaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Waxaa Ay Dilka Uga Horreysaa Boko Haram, Warbixin Sida lagu qoray warbixinta hey’adda African Centre for Strategic Studies ee laga leeyahay Mareykanka waxaa ay sheegeysaa in Al-shabaab noqotay kooxda ugu dilka badan qaaradda Afrika. Xarakada Al-shabaab waxaa la…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kadib Guusha Mursal, Akhriso Qorshaha Hortabinta Golaha Shacabka Iyo Shaqada Laga Sugayo Golaha shacabka ee baarlamaanka 10aad waxaa uu isniintii guddoomiye u doortay Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, arrintan oo soo af-jareysa khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeyay golaha iyo xukuumadda kaas oo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha La Doortay Ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan uu yahay guddoomiyaha cusub ee golaha kadib markii uu helay 147 cod halka Xildhibaankii la tartamaayey ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Baladweyn Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda gaaray magaalada Baladweyn ee xarunta Hiiraan. Madaxweynaha ayaa waxaa uu durbaba xarunta AMISOM shir kula galay saraakiisha dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo AMISOM ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sawirro: Hoolka Golaha Shacabka Oo Buuxa, 261 Xildhibaan Ayaa Joogta Murashaxiinta iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa haatan fariistay, Kooramka waa uu buuxsamay, waxana diyaar loo yahay codeynta.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sawirro: Hoolka Oo u Diyaar Ah Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ayaa bilaabay inay galaan hoolka, waxaa sanaadiiqda cod-bixinta la dhigay gudaha hoolka, kaasi oo ay doorasho ka bilaaban-doonto goordhow. Sawirro Golaha Shacabka: Halkan Ka Akhriso, Magacyada…