2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Diray Baaq Ku Aadan Fatahaadda Baladweyn Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyadu waxay codkooda ku biirinayaan baaqa Dowlad Goboleedka Hirshabelle ee ku aadan fatahaada wabiga Shabeele oo saamayn bani’aadanimo ku eelatey deegaamo badan oo ka tirsan Dowlad Goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare ”150.000 oo Qof ayaa ka Barakacday Fatahaadda Webiga Shabeelle Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, ayaa ku baaqay in Dadka ku dhibaataysan daafaha Magaalada Baladweyen loo sameeyo gurmad ballaaran. Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Waare oo isaga oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senatorada Ka Soo Jeeda Hirshabeelle: Aamusnaanta Dowladda Waan Garan La’nnahay Senatorrada baarlamaanka 10aad ee laga soo doortay dowlad goboleedka Hirshabeelle oo shir jaraa’id goordhow qabtay ayaa si qotto dheer uga hadlay xaladda adag ee fatahaadda webi Shabeelle ka geystay Baladweyn…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka 11-ka Murashax Ee Guddoomiyaha Golaha Shacabka Isniinta waxaa magaalada Muqdisho lagu wadaa in golaha shacabku ku doortaan guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka, jagadaasi waxaa hadda u taagan ilaa 11 murashax. Haddaba, Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasheeda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Sheegaya In Dastuurrada Puntland Iyo Federaalkaba U Ogolaanayaan Heshiisyo Caalami Ah Cabdiweli Maxamed Gaas, madaxweynaha Puntland oo ka hadlay shir jaraa’id uu ku qabtay Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka ayaa sheegay in ay maamulkiisa ay heshiis la galeen DP World si…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha International Crisis Group Oo Goobjoog Uga Warramay Xalka Saameynta Xiisadda Khaliijka Ee Soomaaliya Rob Malley oo ah hoggaamiyaha sare(CEO) iyo madaxweynaha International crisis Group ayaa caasimadda Muqdisho u yimid uruurinta xog iyo aragti-isweydaarsi la xiriira Soomaaliya iyo xasaradda Khaliijka iyo sida xal loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD Oo Maanta Daahfureysa Xarun Looga Hortagayo Aragtida Argigixisada Urur goboleedka IGAD waxaa uu maanta daaha ka qaadi-doonaa istaraatiijiyad lagu mideynayo ladagaalanka iyo ka hortagga argigixisada, taasi ayaa la sheegay in looga jawaabayo caga-jugleynta ay la kulmaan dalalka xubnaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Maamula Biyaha Webiga Nile-ka, Akhriso Heshiisyada La Gaaray 1929-2015 Dalka Itoobiya waxaa sanadkan gudahiisa ka go’an inuu dhaammin ku bilaabo biyo-xireenka “Al-nahda” kaas oo ay ku baxday dhismihiisa $4 billion, arrintan ayaa la sheegayaa in ay ka hor imaaneyso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Ka Mid Ah Wasiirrada Xukuumadda Kheyre Oo Is-casilay Wasiiru dowlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Caziz Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa goordhow is-casilay ka hor inta aanu isku diiwaan-gelin u tartamidda jagada guddoomiyaha golaha shacabka. C/caziz…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Ka Socda Aqalka Sare? Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka 10aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta kulan caadi ah ku yeelanaya xaruntooda. Ajendaha kulanka ayaa ah akhrinta 1aad ee hindise sharciyeedka ladagaalanka musuq maasuqa, waxaana…