1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Uganda: Lama Dagaali Karno Al-shabaab…Xataa Ma Difaacan Karno Meelaha Aan Heysanno Madaxa hoggaanka ciidamada Uganda Gen David Muhoozi, ayaa sheegay in ciidamooda aaney xilligan la-dagaali karin xarakada Al-shabaab, isaga oo sababta ku sheegay qarash la’aan, arrimaha lojistikada iyo dhibaatooyin heysta ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirrada u Tartamaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Faray Inay Is-casilaan, Akhriso Shuruudaha Kale Guddiga Qaban-qaabada doorahada guddoomiyaha golaha shacabka ayaa goordhow soo saaray shuruudaha laga rabo qofka u tartamaya jagada guddoomiyaha golaha shacabka. Akhriso, Shuruudaha Oo Dhameystiran: Murashaxiinta araajidooda waxaa ay ku hagaajin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Ogow Qaabka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ee Dawladda Federaalka Ah Dowladda federaalka ah ayaa maanta daah-furtay tirakoobka shaqaalaha Rayidka ee dawladda, natiijada ayaa wax badan ka badali-doonta xaaladda dhabta ah ee shaqaalaha. Dowladda waxaa ay sheegeysaa in arrintan ahmiyad weyn…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo iska dhex doortay Guddoon Gudigga doorashadda Gudoomiyaha golaha shacabka ayaa iska dhex doortay Guddoomiye ka dib doorasho ka dhacday Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Sida ay qortay SONNA, Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ku Biireysa Comesa, Akhriso Shuruudaha Lagu Xiray Soomaaliya iyo Tunisia ayaa lagu wadaa in ay mar kale codsi ugu gudbiyaan ururka ugu weyn ganacsiga qaaradda Afrika ee Comesa, si xubnaha ururka u noqdaan 21 dal. Sida ay…
5 daqiiqo Sheeko:War Maqaal: Halbeegga Siyaasadda Degan Doodu kama taagna muhimada weyn oo dal sida Soomaaliya ka soo kabanaya dagaalo sokeeye ay u leedahay deganaasho siyaasadeed oo suura gilisay in waddan dib loo dhiso. Deganaasho siyaasadeed la’aanteedna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Imaaraadka Ugu Safray Arrimo La Xiriira Ciidamada Iyo Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo maanta ugu ambo-baxay dalka Imaaraadka Carabta booqasho 4 maalmood ayaa inta aanu dhoofin saxaafadda la wadaagay ujeedka safarkiisa. Madaxweyne Gaas oo arrinkaas ka hadlaya waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Beenisay Inuu Jiro Heshiis Muqdisho Iyo Abu Dhabi Ay Ka Gaareen Arrinta Berbera Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya H.E. Amb. Axmed Ciise Cawad oo wareysi siiyay HCTV ayaa beeniyay inuu jiro heshiis isafgarad oo dhex maray Imaaraadka iyo xukuumadihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuutiyiinta: Imaaraadow Soomaalida Ammaan Siiya….Mareykan Ayey Cashar U Dhigeen Madaxa guddiga kacdoonka ee ka tirsan Xuutiyiinta Yemen Maxamed Cali Xuuti ayaa sheegay in kooxdan ay taageersantahay Soomaaliya, isla markaana ay uga digayaan Abu Dhabi inay farageliso arrimaha Soomaaliya iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Iyo Imaaraadka Oo Saldhig Milatari Iyo Qashin Qubka Nuclear-ka Ka Dhisaya Xadka Qatar Dalka Sacuudiga ayaa lagu wadaa in inuu xadkiisa dhanka Qatar ka dhiso saldhig milatari iyo goob lagu shubo qashinka ama haraadiga nuclear-ka, mashruucan ayaa qeyb ka ah qorshaha dalka Qatar…