1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kansas: 3 Mareykan Ah Oo Lagu Helay Dambi Ah Inay Qarxin Rabeen Guryo iyo Masaajid Soomaali Leedahay Maxkamada ku taallo Kansas ayaa 3 Mareykan ah arbacadii ku heshay dambi ah inay qarax la damacsanaayeen guryo iyo masaajid Soomaalida ku leeyihiin halkaasi. Maxkamadda waxa ay falkaasi ku tilmaantay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqdisho: Guddiyo Ka Socda Baarlamaannada Heer Federaal Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Dastuurka Ka Shiraya Kulanka Daahfurka guddiyada dastuurka ee baarlamaannada heer federaal iyo mid dowlad goboleed ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho . Kulanka oo 2 maalin socon-doona, waxaa soo qaban-qaabiyay Guddiga dib u…
6 daqiiqo Sheeko:War Is-Casilaaddii ‘Jawaari’ Yaa Faa’iidada Ugu Badan Ka Helay.. Yaase Ku Khasaaray! Dadbadan ayaa waxay aaminsan yihiin in is-casilaaddii guddoomiye Jawaari ay libinta ugu badan ka heleshay xukuumadda “Tiro” ee nabad iyo nolol, laakiin anigu ra’yigaa waan kaga duwanahay dhowr sababood oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle: Sababta Uu Isku Casilay Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Sida uu goordhow soo sheegay weriyaha Goobjoog News ee Baladweyn waxaa is-casilay guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Hiiraan Xuseen Cismaan Muumin Garbooy kadib markii uu saluugay jagadaasi. Wararka waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Sisi Ka Codsaday Taageero Dhanka Amniga Ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saacadihii la soo dhaafay khadka taleefanka kula xiriiray dhiggiisa Masar Cabdi Fitaax Al-sisi. Sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada ee Masar Baasim Raadi, Farmaajo waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Looga Faa’ideysan US$3 million Ee Jaban Ugu Deeqay Soomaaliya? Dalka Japan ayaa kaalmo iyo deeq lacageed oo wax looga qabanayo waxbarashada caruurta iyo haweenka la dhibaateeyay uuna Soomaaliya ugu talogalay u soo mariyay hey’adda UNICEF. Lacagtan oo dhan ilaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Warbixin Ku Saabsan Howlihii Ay Imaaraadka Ka Wadeen Soomaaliya Muddo todobaad gudahiisa ah, waxaa isbadallo degdeg ah ay ka dhaceen xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka, go’aanno rasmi ah, qoraallo isburinaya, hadallo kicin ah iyo qaar dejin ah intaba waan aragney,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Imaaraadka Oo Kullamo Ku Yeeshay Sacuudiga Sida ay qoreyso SONNA waxaa shir doceed dhinac socday kullamada Jaamacadda carabta ee dalka Sacuudiga yeeshay diblomaasiyiin ka socday Soomaaliya, Imaaraadka iyo Jaamacadda Carabta iyaga oo isla falanqeeyeen sidii loo dhammeyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Waa Sidee Mowqifka Ruushka Ee Duqeynta Mareyaknka Sida ay qortay The Washington Post, dalka Ruushka waxaa uu duqeynta Mareykanka, Ingiriiska iyo Faransiiska uga jawaabay erayo kulul balse wax rasaas ah ma ridin. Ruushka waxaa uu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Imaaraadka Raalli-geliyay, Kana Codsaday In Ay Sii Joogaan..“ Ma Jirto Cid Noola Simman ama noo Badali Karto” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas oo shir jaraa’id maanta qabtay ayaa ka hadlay joojinta Imaaraadka ee tababarka ciidanka iyo guud ahaan iskaashiga maamulkiisa kala dhaxeeyo Imaaraadka ee ganacsiga, amniga…