3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Bayaanka “Dhahraan” Ee Ka Soo Baxay Shirka Jaamacadda Carabta Shir madaxeedka Jaamacadda carabta ee 29aad oo ka dhacay Dhahraan ayaa la soo saaray “Bayaanka Dhahraan”. Inkasta oo shirkan uu ahaa mid tayo ahaan liita, isla markaana aan lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhuusamareeb: Xildhibaan Golaha Shacabka Ah Oo La Doortay Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Kursigan oo ay ku tartameen C/laahi Faarax Wehliye iyo Maxamed Cilmi Afraxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Gabar Qoraa Ah Oo Lagu Xukumay 3 Sano Sida uu sheegayo weriyaha Goobjoog News ee Hargeisa, Somaliland ayaa gabar qoraa ah ku xukuntay 3 sano oo xarig ah. Qareennadii u doodayey Naciima Qorane waxaa ay sharci-darro ku tilmaameen go’aanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Tahay Qorshaha Midowga Afrika Ku Dhimmayaan Ciidamada Ka Jooga Soomaaliya? AMISOM ayaa sheegtay in ay dhammeeyeen qorshaha xil wareejin ah ee ciidamadooda oo fulintiisa ay ugu horreyso sidii Al-shabaab looga saari lahaa meelaha ay joogaan sida ku cad heshiiska amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Jaamacadda Carabta Oo Furmay, Soomaaliya, Duqeynta Suuriya iyo Xiisadda Khaliijka….. Shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee 29aad ayaa maanta ka furmaya magaadalada Dhahraan ee bariga Sacuudiga. Madaxweyneyaal, boqorro, amiirro iyo hoggaamiyeyaasha ugu yaraan 15 dal oo carab ah ayaa ka hadlidoona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhoweeyay Sacuudiga? Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta duhurkii waxaa uu gaaray magaalada Dhahraan ee bariga Sacuudiga si uu uga qeyb galo shir madaxeedka Jaamacadda carabta ee 29aad oo berri oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tababarayashii Imaaraadka Oo Ka Dhoofay Boosaaso Wararka laga helay magaalada xeebta ay ee Boosaaso waxaa ay sheegayaan in dowlad goboleedka Puntland ay fasaxeen madaxdii iyo tababarayashii Imaaradka Carabta ee gacanta ku hayay xerada ciidanka Badda Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo U Duulaya Sacuudiga, Akhriso Ajendaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu u duulo dalka Sacuudiga si uu uga qeyb galo shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee ka dhacaya magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:War Maxamed Sh. Cismaan Jawaari Abuukaate Maxamed Sh. Cismaan Jawaari oo ahaa guddoomiyaha golaha shacabka ayaa la sheegay in uu maanta iska casilay xilkaasi kadib markii cadaadis la saaray, 5tii sano ee ugu dambeysay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhadhaab: Michael Keating Oo Qaxootiga U Sheegay In Soomaaliya Ay Soo Roonaatay Ergeyga Xogheyaha guud ee Qaramada midoobey ee Soomaaliya Michael Keating ayaa la hadlay qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xerada ugu weyn caalamka ee Kenya. “ Ra’yigeyga siday ii sheegtay hooyo…