1 daqiiqo Sheeko:Dalka The Economist: Dowladda Soomaaliya Oo Imaaraadka Ka Hortaagan Inay Buuxiyaan Meelaha Bannaan Sida lagu daabacay majaladda The Economist, dowladda federaalka ah ee Soomaaliya waxaa ay Imaaraadka carabta ka hortaagan tagay in ay buuxiyaan meelaha bannaan, isla markaana ay u daba-maraan goobo gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka socda Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Oo La Kulmay Mas’uuliyiinta Galmudug Wafdi Ka socda guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo Federaalka oo Ka kooban Labo komishener iyo lataliyaha xagga xogaha Dhulka iyo khariidadeynta ayaa booqasho 3 cisho ah ku jooga dowlad…
4 daqiiqo Sheeko:War Xoogga Dalka Soomaaliyeed: Sanad Guurada 58aad Maalin dhawayd waxaan wargayska Smallwarsjounal ka aqriyay maqaal dheer oo uu qoray buuni (Professor) Maraykan ah oo la dhaho Qoyle Quiggle. Buunigan wuxuu macalin ka yahay kasmada dagaalada ee Jaamacadda…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qodobbada Ugu Muhiimsanaa Hadal-jeedinta Jawaari Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta istiqaaladiisa u gudbiyay golaha shacabka isaga oo yiri “Maanta oo bisha Abriil tahay 12, 2018 waxaan Golahan sharafta leh hortiina u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 22 Dhalinyaro Tahriib Ahaa Oo Maanta La soo Celiyay Safaaradda Soomaalida ee koonfurta Suudaan ayaa maanta Muqdisho ku soo celisay 22 dhalinyaro Soomaali ah oo tahriib ahaan ugu socday Libya. Sida uu Goobjoog News u sheegay safiirka safaaradda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waran Cadde Oo Sheegay 4 Sabab Oo Ay Somaliland Uga Adkaatay Al-shabaab Qoraal iyo wareysi lagu daabacay majaladda Politico Europe, uuna qaaday wasiir hore oo Yurub ah oo lagu magacaabo Bruno Maçães ayuu Cali Waran Cadde lataliyaha dhanka ammaanka ee madaxweynaha Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baxreyn: Soomaaliya Abaal Ma Leh, Waxaa Ayna Ku Hoos Jirtaa Cadawga Umadda Wasiirka arrimaha dibadda Baxreyn ayaa weerar afka ku soo qaaday Soomaaliya isaga sheegay in Muqdisho tahay abaal laay, cadawga umadda hoos jiifta. Khaalid Bin Axmed Aala Khaliifa oo madax ka…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jawaari Kadib: Akhriso Mooshinnada La Horkeenay Golaha Shacabka 5-tii Sano Ee Lasoo Dhaafay Soomaalida, marka ay baarlamaan maqlaan waxaa markiiba kusoo dhaca ereyga mooshin ama soojeedin, mooshin ama soo-jeedinta waa shaqo ka mid ah shaqooyinka golaha shacabka ama baarlamaanka guud ahaan, laakin bulshada…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jawaari: 73 Jir Ku Dhowaad Nus Qarni Shaqaale Dowladeed ahaa Abuukaate Maxamed Sh. Cismaan Jawaari oo ahaa guddoomiyaha golaha shacabka ayaa la sheegay in uu maanta iska casilay xilkaasi kadib markii cadaadis la saaray, 5tii sano ee ugu dambeysay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lacagtii Imaaraadku Lahaa Oo La Dhigay Bangiga Dhexe Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen saraakiil ku sugan garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho, saraakiil ka tirsan nabad-sugidda Soomaaliya ayaa la wareegtay lacag $9 Milyan ah. Lacagtan oo laga…