1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lacag Imaaraadka Leeyahay Oo Lagu Qabtay Garoonka Aden Cadde Sarkaal ka tirsan waaxda socdaalka ayaa Goobjoog News u sheegay in dowladda ay la wareegtay lacag iyo diyaaraddii sitay. Lacagtan oo aanu tiradeeda sheegin, waxaa sidday diyaarad laga leeyahay dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo Iyo Jawaari Oo Villa Somalia Ku Shiraya Iyo Muuddeey Oo Berri Mudeeyay Mooshinka Jawaari Madaxweynaha J.F ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa 3dii saac ee ugu dambeysay waxaa kulan albaabada u xiran yihiin la lahaa guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Kulankan Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Wadajir Iyo 2 Kale Oo Maanta Qaadanaya Shahaado Xisbi Sida ay Goobjoog News u sheegtay Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo Yarey” waxaa maanta lagu wadaa in shahaadada KMG ee xisbiga la guddoonsiiyo ilaa 3 urur oo kala ah: Wadajir, SAMU iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Kanaalka Salwa Oo Qatar Ka Dhigaya Jaziirad Warar ka soo baxay boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya niyadda Riyadh ee ku aadan dhismaha Kanaalka Salwa oo Qatar ka dhigi-doona Jaziirad. Kanaal 60 km ah, oo laga qodayo dhulka u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Wadaxaajoodka Badbaado Oo La Kulmay Madaxweyne Farmaajo Ilo ku dhow guddiga wadaxaajoodka Badbaado ayaa Goobjoog News u sheegay in guddiga ay maanta la kulmeen madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa guddigan ka socda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Warbixin Tahriibka La Xiriirta Ka Dhageystay Safiir Fiqi Iyo Oradyahan Cali Bile Safiirka Soomaaliya ee u fadhiya Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Faqi oo maalmihii dambe ku howlanaa arrimaha soo daadgureynta qaxootiga Soomaaliyeed ee Libya ayaa maanta waxaa uu warbixin arrimahaasi la xiriira siiyay golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Qodobada Looga Hadlay Kulanka Jawaari iyo Safiirka Turkiga Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa saaka xafiiskiisa Villa Hargeisa kulan gaar ah kula yeeshay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar . Kulankan oo muddo socday ayaa looga hadlay xiriirka iyo arimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Maanta La Horkeenayo Qorshaha Kalfadhiga 3aad Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in la horkeeno qorshaha kalfadhiga 3aad. Qorshahan oo ay in muddo ka soo shaqeynayeen guddiga joogtada ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Cusub Ee Itoobiya Oo Booqanaya Jigjiga Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa la shaaciyay in maanta oo Sabti ah uu booqasho ku taga magaalada Jigjiga, si halkaasi uu ugula kulmo dadka Soomaalida ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Gudubka Waddooyinka Makka Al-mukarrama Ee Muqdisho Oo Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa kala xiray isku gudubka waddooyinka Wadnaha iyo Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho taas oo muhiim u ahayd isku socodka gaadiidka dadweynaha. Shalay barqadii ayaa la…