1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM: Qaska Taagan Ma Keeni Karo Inay AMISOM Baxdo Ambassador Francisco Madeira, oo ah madaxa howgalka midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed uu ka soo saartay qaskii Arbacadii ka dhacay golaha shacabka sheegay in AMISOM ay taageereysay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Duqey Ay Ku Dhinteen In Ka Badan 32 Rayid Ah 32 qof oo rayid ayaa lagu dilay duqen loo geystay magaalada Guudhada beri, waa magaallada ugu dambeysa ee ay gacanta ku hayaan mucaaradka Bashaar Al-asad. Wararka waxaa ay intaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka Oo Baaq u Dirtay Baarlamaanka iyo Fulinta Beesha caalamka gaar ahaan Qaramada midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD iyo dalalka Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, UK iyo Mareykanka ayaa walaac ka muujiyay xaslooni-darrida amni iyo midda siyaasadeed ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraakiibta Shiinaha oo Howlgal Ka Sameyn-doona Xeebaha Soomaaliya Maraakiibta dagaal ee dalka Shiinaha ayaa mar kale maanta oo khamiis ah waxaa ay bilaabayaan in burcadda ka ilaaliyaan maraakiibta isticmaasha xeebaha Soomaaliya. Howlgalkan ayaa waxaa uu baladayaa mid horay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Australia Oo Soomaaliya Ka Reebtay Barnaamijka Is-xambaarka Dalka Australia ayaa sheegay in 8 dal keliya loo oggol yahay is-xambaarka halka dalal ay ku jirto Soomaaliya barnaamijkan laga reebay. Dalalka loo oggolaaday waxaa ka mid ah: the Democratic…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Ogolaaday In Ciidamada Mareykanka Sii-joogaan Suuriya Muddo Dheer Madaxweynaha Mareykanka Donald John Trump ayaa ogolaaday in ciidamada Mareykanka ay sii-joogaan dalka Suuriya muddo dheer, arrintan ayaa ka timid kadib kulan ay yeesheen galaha amniga qaranka. “Waxaa uu doonayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Laga Dhahay Kullamada Golaha Shacabka Brig. Gen. Paul Lokech oo madax ka ah ciidamada Uganda oo kulan la qaatay guddoonka golaha shacabka iyo xildhibaanno ka tirsan golaha ayaa sheegay in isku afgarteen in kullamada golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mahad Salaad: Wiilasha ilaalada ahaa ee Guddoomiyaha La socday ayaa Baarlamaanka lagu Qabsaday waxaa ay Doonayaan in ay ku marin Habaabiyaan Umadda Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sheegay in ciidamada Danab ee ay Mareykanka tababareen iyo ciidamada koofiyo casta ee madaxtooyada la keenay xarunta golaha shacabka, oo lagu qabsaday ee aaney aheyn kuwa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Daawo: Sawir Buuxa Oo Ku Saabsan Xaaladda Golaha Shacabka Saaka waxaa ay shacabka ku waaberiisteen waddooyinka Muqdisho oo xirxiran, waxaa ciidamo hubeysan la dhigay dhammaan isgoysyada magaalada Muqdisho, intooda badan jidka Maka Al-mukarama. Ciidamada oo istaajiyay isu socodka gaadiidka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka: Shaki Laga Qabo Qabsoomidda Kulanka Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka oo saf ku jiray in muddo ah si ay u galaan xarunta golaha ayaa sheegay in inta badan xildhibaannada safka ku jiray ay iska noqdeen…