2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Si KMG Ah Ayaan Darbiga u Joojinay…April Ayaa Dib Loo Bilaabayaa Dalka Kenya ayaa la sheegayaa in ay si KMG ah u joojiyeen dhismaha darbiga xagga amniga oo ka wadeen xadka Soomaaliya, darbiga waxaa uu dherer ahaan gaarayaa 700 oo KM.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Masar: Laacibka Maxamed Salaax Oo Helay Hal Milyan Oo Cod Cod-bixiyeenka doorashada madaxtinnimada Masar ayaa sameeyay tallaabo dunida ku cusub, iyaga ka booday murashaxiintii tarmayey doorashada dalkaasi ee Cabdifitax Al-Sisi iyo Moussa Mustafa Moussa taa badalkeeda ku qoray warqadda doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Xafiiska Keating Ku Eedeysay inuu Hurinayo Siyaasadda, Warbixinno Qaldanna Baahiyo Dowladda federaalka ah ayaa xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ee loo yaqaano UNSOM ku eedeysay in uu dab ku shidayo ama hurinnayo siyaasadda dalka, waxaa kale oo Muqdisho sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Malala Yousafzai Oo Booqatay Goob Ay Taalibaan Ku Toogteen 6 Sano Ka Hor Gabadha u ololeysa xuquuqda gabdhaha, isla markaana heysata abaal-marinta Nobel Peace Prize Malala Yousafzai ayaa saaka oo sabti ah booqatay xaafadda ay ka soo jeeda, taas oo iyada oo da’a…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka: Jawaari Oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlayey Ajendaha Kulanka Soo Socda Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shir guddoomiyay kulanka 29aad ee guddiga joogtada ah ee golaha shacabka. Kulankan waxaa xoogga lagu saaray ajendayaashii la hordhigi lahaa Xildhibaannada golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Hakiyay Dhex-dhexaadintiisa Khilaafka Golaha Shacabka Warar ay hadda heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya uu hakiyay shaqadii dhex-dhexaadinta ee aqalka ee xallinta khilaafaadka golaha shacabka Dhinaca kale, go’aankaasi waxyar ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Dalbatay Golaha Ammaanka In Imaaraadka Tallaabo Laga Qaado, Qaraarna Laga Soo Saaro Soomaaliya ayaa ololaha ka dhanka ah shirkadda DP World iyo dalka Imaaraadka u qaatay fagaaraha caalamiga ah iyada oo golaha ammaanka ee qaramada midoobey ka dalbatay in uu soo farageliyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed, Oromo La filayo Inuu Noqdo Ra’isul Wasaare Abiy Axmed, oo ka soo jeeda qowmiyadda Oromada ayaa talaadadii loo doortay in uu noqdo hoggaamiyaha xisbiga talada haya ee dalka Itoobiya ee (EPRDF), waxaa soo baxaya warar kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Golaha Amniga Qaranka Ee Baydhabo Oo U Baaqday Sababo …. Shirka Golaha Amniga Qaranka oo maanta lagu madalsanaa in uu ka dhaco magaalada Baydhabo ee koonfur galbeed ayaa u baaqday sababo aan la shaacin. Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Koonfur galbeed Xasan…