1 daqiiqo Sheeko:Dalka (DP) World Oo Heshiis La Gashay Dalka Kazakhstan Dubai Ports (DP) World ayaa sabtidii dalka Kazakhstan kula heshiisay in ay maamusho 2 goob oo ganacsi iyo dhaqaalaha dalkaasi u tiirsan yahay. Heshiiskan waxaa dhanka shirkadda u saxiixay madaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga oo Cifrin La Wareegay Iyo Mucaaradka Asad oo Magaalooyin ka Baxay Wararka kasoo baxaya saraakiil ka tirsan Turkiga ayaa sheegaya in ciidamadooda ay gebi ahaan la wareegeen magaalada Cirfiin oo ku taalla dhanda waqooyi galbeed ee dalka Suuriya. Ilaa 7 todobaad…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Ka Dooday Arrimo Ay Ku Jirto Xiisadda Balad Xaawo Golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankii maanta waxa ay go’aansadeen in u yeeraan qaar ka tirsan wasiirrada xukuumadda Kheyre si wax looga weydiiyo arrinta xadka iyo Balad Xaawo…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Hortaagan In La Muddeeyo Mooshinka Jawaari?! Sida uu qabo xeer-hoosaadka golaha shacabka, waxaa gebo-gabo maraya mudaddii ay aheyd in loo codeeyo mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waxaa intaas dheer iyada…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Kadib Booqashada Ingiriiska iyo Mareykanka…Bin Salmaan Ma Noqon-doonnaa Ninkii Reer Galbeedka?! Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan waxaa uu bil gudaheed booqasho ku tagay Ingiriiska iyo Mareykanka, isaga oo heshiisyo dhinacyo badan la soo galay. Maxamed Bin Salmaan, galbeedka uma tagin…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ururrada Bulshada isku ra’yiga Oo Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Khilaafka Golaha Shacabka Ururrada Bulshada isku ra’yiga oo ah ilaa 40 urur oo ururrada haweenka ah, kana howlgala 11 gobol oo dalka ayaa soo saaray baaq nabadeed oo ku aadan khilaafka golaha shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 14 Qof Oo Ku Dhimatay Qaraxa Muqdisho 14 qof ayaa ku dhimatay halka 10 kale ku dhaawacmeen qarax ka dhacay afaafka hore ee Hotel Weheliye, bartamaha magaalada Muqdisho. Weriyeyaal goobta tagay ayaa Goobjoog News u sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Bartamaha Muqdisho Qarax gaari loo adeegsaday ayaa goor-dhow ka dhacay afaafka hore ee Hotel Weheliye, bartamaha magaalada Muqdisho. Ganacsade goobta dukaan ku leh oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in qaraxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Haweenka Nadaafadda Ah Oo Isbitaalka La Dhigay Haween 9 gaaraya ayaa lagu warramayaa in ay isbadal xagga neefta ah lagu arkey kadib hawo uga timid gaari NOHA ah degmada Cabdicasis ee magaalada Muqdisho. Haweenkan oo qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xisbiga Waddani oo Kalsoonida Kala Noqday Guddiga Doorashada, Codsadana Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa waxaa uu sheegay in xisbigiisu markii horeba wax ka badan ka tabanaayey guddiga doorashada Somaliland. Cirro oo arrintaasi ka…