5 daqiiqo Sheeko:War Qormo: Hababka Loola Dagaallo Musuqmaasuqa Maamuleed Musuqmaasuqa maamul iyo kan lacageed, waa dhaqan daashaday fagaaraha siyaasadda iyo nolasha bulshada Soomaaliyeed, ilaa uu ka mid noqday tiir ka mid ah tiirrarka nolasheenna. Musuqmaasuqu, wuxuu jilbaha dhulka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afrika: Soomaaliya Iyo 43 Dal Kale Oo Saxiixay Aagga Ganacsiga Xorta ah Hoggaamiyeyaasha Afrika ayaa Rwanda ku saxiixay Aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika, kaasi oo afrikaanka u ogollaanaya inay si xor ah isku dhexgalaan, una ganacsadaan qaaradda dhexdeeda. 44 dal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Hay’ado Isku-afgartay Qaabka Uruurinta Iyo Wadaagidda Xogaha Sirdoonka Arbacadii, waxaa la soo gabagabeeyay shir 3 maalin ahaa oo AMISOM iyo hay’adaha sirdoonka Soomaalida uga arrinsanayeen sidii la isaga kaashan lahaa uruurinta iyo wadaagidda xogaha la xiriira sirdoonka. Shirkan…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Warbixinta Guddiga Aqalka Sare u Saareen Xallinta Khilaafka Golaha Shacabka Guddiga joogtada ah ee aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay warbixin ka dhageysteen guddi 7 xubnood ah oo ay u saareen ka qeyb qaadashada xal u raadinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre: Intaadan Amniga Sugin, Waa In Aad Adkeysaan wada Shaqeytiinna Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay halka labo kale ku dhaawacmeen kadib isku dhac ciidamada nabad sugidda iyo ciidan kale oo ay tababareen Imaaraadka, dagaalka waxaa uu ahaa Tarabuunka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Somali Plate, Waa Qaaradda Ay Ku Bahoobi-doonaan Dalal Ay Ku Jirto Soomaaliya Oo Afrika Ka Go’aya Dalalka Soomaaliya, Kenya, Ethiopia iyo Tanzania ayaa la filayaa in ay ka go’aan qaaradda Afrika inteeda kale si ay u noqdaan qaarad cusub oo la magac bixi-doonta “Somali Plate “,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Madaxda Afrika Oo Saxiixaya Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika Hoggaamiyeyaasha Afrika ayaa maanta Rwanda ku saxiixaya Aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika, kaasi oo afrikaanka u ogollaanaya inay si xor ah isku dhexgalaan, una ganacsadaan. Aagga ganacsiga xorta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaadhigga Israel Oo Booqasho Ku Imaanaya Afrika Wasiirka gaashaadhigga Israel Avigdor Lieberman, ayaa la filayaa in uu booqasho ku yimaaddo qaar ka mid wadamada qaaradda Afrika, waa booqashadii ugu horreysay ee uu ceynkaasi ah oo Israel ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Dhageysanaya Warbixinta Guddi Ay u Saareen Arrinta Khilaafka Golaha Shacabka Guddiga joogtada ah ee aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay warbixin ka dhageysan-doonaan guddi 7 xubnood ah oo ay u saareen ka qeyb qaadashada xal u raadinta…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Dhalxa: Waxa Mooshinka Wado waa Xildhibaanno Wasiirro ah oo Weerar Iska Difaacaya Mooshinka ka dhanka ah Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ma aha mid xukuumadda ay waddo, laakin waa difaac ay ka wadaan Xildhibaanno wasiirrada ka tirsan, sidaasi waxaa Goobjoog News u sheegay…