1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabaddoon Caan Ah Oo Lagu Dilay Muqdisho Nabadoon Axmed Cabdulle Jimcaale, oo ka tirsan nabaddoonnada Hiiraan ayaa goordhow lagu dilay magaalada Muqdisho. Axmed Cabdulle Jimcaale, waxaa uu nabadoon u ahaa beesha u tartantay kursiga uu sanadkan Janaayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Horay Ayey Garsoorka ula Wareegtay, Haddii Sharci-dejintii u Soo Dhigatay Waa Fowdo Dastuuri Ah, Abuukaate Abuukaate Tahliil Xaaji Axmed, oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa xukuumadda Xasan Kheyre ku eedeeyay in ay waddo fowdo dastuuri ah. Abuukaate Tahliil waxaa uu qabaa in Xukuumadda ra’isul wasaare Xasan Kheyre…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Ka Walaacsan Xasilooni-darrida Siyaasadeed iyo Midda Amni Ee Dalka Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Ethiopia, Italy, Sweden, UK iyo Marekanka waxaa ay aad uga walaacsan yihiin xasilooni-darrida siyaasadeed iyo midda amni ee korortay, tan oo carqaladeyn karta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jawaari oo Ogolaadey In Codka Kalsoonida Loo Qaado Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ogolaadey in codka kasoonida loo qaado oo Kuwa mooshinka ka keenay ay helaan Xildhibaanadka ka dhimmnan. Jawaari oo sii hadlaya ayaa dalbaday…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Meel-mariyay Xeerka Dhowrista Gobonnimada iyo Midnimada Umadda Soomaaliyeed. Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah , ayaa dood labo maalin qaadatay kadib waxaa uu meel-mariyay Xeerka Dhowrista Gobonnimada iyo midnimada Umadda Soomaaliyeed. Kulankan oo ahaa midkii 3aad ee kalfadhiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Maalintii 2aad Ka Doodaya Xeerka Dhowrista Gobonimada iyo Midnimada Umadda Xildhibaannada aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii 2aad ka doodaya xeerka Dhowrista Gobonimada iyo midnimada Umadda Soomaaliyeed. Aqalkan oo matala maamul goboleedyada ayaa looga fadhiyaa in ay falanqeyn…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sababaha Uu u Fashilmay Mooshinkii Laga Keenay Jawaari Mooshinkii laga keenay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa fashilmay kadib markii lagu guul-dareystay buuxinta tirada iyo saxiixyadii loo baahnaa ee 92 Xildhibaan. Tirada oo markii hore lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duuliye Sare Max’ud Cabdullaahi Barre (Faytaan) Oo Geeriyooday Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday duuliye sare Maxamuud Cabdullaahi Barre (Faytaan), oo caan ka ahaa geyiga Soomaaliya, Wuxuu ahaa duuliyeyaashii geli jiray duullimaadyada dhaadheer ee Somali Airlines ay ku tagi jirtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalimka Stephen Hawking, oo 76 Jir Ku Geeriyooday Stephen Hawking, oo caan ku ah physicis-ka ahaana safiirka sayniska casriga ah, una dhashay dalka Ingiriiska ayaa ku geeriyooday da’da 76 jir, Stephen Hawking waxaa dunida ku soo kordhiyay aragtiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo La Horkeenay Warbixin La Xiriirta Weerarkii Guriga Senator Qeybdiid Kulanka 1aad ee kalfadhiga 3aad ee Aqalka sare oo hadda ka socda xaruntooda ayaa looga hadlayaa weerarkii lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Cawaalle Qeybdiid December 30, 2017. Qodobbada goobta…