2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari: Xildhibaanka Mooshin Lagama Reebi karo….Baarlamaankuna Waxa uu Yeelan Doonaa Dhisme 7 Dabaq Ah Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, guddoomiyaha Golaha Shacabka oo galabtii Isniintii dood ay warbaahinta dowladda qabatay ka hadlayey ayaa sheegay in baarlamaanku uu xoogga saarayo arrimaha la xiriira dhammeystirka Dastuurka, Xisbiyada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Ka Soo Horjeestay Heshiiska Berbera Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka soo horjeestay heshiiska saddex-geesoodka ah ee dekedda Berbera, kaasi oo ay ku tilmaameen in uu yahay sharci darro. Guddoomiyaha xisbigaasi Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DP World: Heshiiska Berbera Muqdisho Waxba Kama Qaban Karto, Xil. Odowaa: Midnimada iyo Madax-bannaanida Soomaaliya waa Lama-taabtaan Wareysi uu Telefishinka Dubai siiyay maareeyaha shirkadda DP World Sultan bin Saliim ayuu ku sheegay in go’aanka dowladda federaalka ah ay uga hortimid heshiiska Berbera aanu khuseyn iyaga, Somaliland-na ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 3aad Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Furmaya Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in kalfadhiga 3aad ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya uu furmi-doono 10 bishan March 2018-ka. Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in kalfadhiga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka DP World: Mashaariic Iyo Heshiisyo Caalamiga Ah Oo Lagala Laabtay Shirkadda DP World waxaa iska leh xukuumadda Dubia oo ah imaarad ka tirsan Imaaraadka Carabta, waxaa ay maalgeshi ku sameysataa dekado badan oo caalamka ah. Shirkadda DP World waxaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiiska DP World iyo Somaliland Waa Mid Ka Hor Imaanaya Xeerarka Caalamiga Ah Dr. Axmed Cali Khayre oo PhD ka diyaariyay qaanuunka caalamiga ah ayaa Goobjoog News u sheegay in heshiiska Imaaraadka ay la galeen Somaliland aanu sharci aheyn, isla markaana ay adag…
3 daqiiqo Sheeko:War Imaaraadka Oo Si Xun Ula Dhaqmay Ra’isul Wasaare Kheyre Marka aan ka hadleyno dawladnimadu maaha in la sheegto laakiin waxaa ay u baahantahay in la lagu dhaqmo qoraalkayga gaaban, waxaan ku eegayaa dawlada Soomaaliya iyo hagardaamada lagu sameynayo ee …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Ka Hortimid Qorshaha In Ciidamada Kala Baxdo Soomaaliya 5-ta ee ay ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ka joogaan Soomaaliya ayaa golaha ammaanka ka codsaday in sii joogaan illaa 2020-ka. Qorshaha ka bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta ee Uganda, Kenya, Burundi,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Qaraxyadii Muqdisho Oo Dhammeystiran Khasaare ayaa ka dhashay ilaa 3 qarax oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxyadan ayaa ka kala dhacay meelo u dhow xarummaha Villa Somalia iyo NISA. Weriyeyaasha Goobjoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Ergo Doorasho Oo Dibadda Loo Saaray Kadib Buuq Ka Dhashay Doorasho Xildhibaan Waxaa hadda Muqdisho ka socota dhex-dhexaadin iyo wada hadal looga gol-leeyahay sidii loogu tartami lahaa kursiga ay leedahay beesha Habar-Carfoon (Gadabuursi) oo qeyb ka aha deegaannada Somaliland. Goobta doorashada ka…