1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Goobtii Uu Qaraxu Ka Dhacay Weriyeyaasha Goobjoog News ayaa saaka tagay goobtii uu xalay qaraxu ka dhacay ee KM0, iyada oo ka muuqato burbur xooggan. Goobjoog News
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Qeybaha Canshuuraha iyo Hababka Loo Qaado!! Dowlad walbo oo caalamka ah waxaa ay u baahantahay in ay siyaadiso dakhliga soo galo, waxayna arrintaas u leedahay awood sharciyeed, qaab ka mid ah qaababka ay ku kordhin kaarto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho Khasaare ayaa ka dhashay illaa 3 qarax oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, qaraxyadan ayaa ka kala dhacay meelo u dhow Villa Somalia iyo NISA. Warar ay Goobjoog News heshay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Baarlamaaniga Ah Ee Djibouti Doorasho baarlamaani ah ayaa maanta ka dhacday dalka Djibouti, dalkan yar oo horay Faransiiska u soo gumeystay waxaa tan iyo 1999-kii ka talinayey Ismaciil Cumar Guuleed. Goobaha cod-bixinta oo furtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Ka Warbixiyay Safarkiisa Djibouti Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo Dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar shaqo Uu Ku tagay Jamhuuriyadda Jibuuti ayaa Ka warbixiyay Safarkaasi iyo shirarka Uu LA soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5-ta Dowladood ee Ugu Internet-ka Wanaagsan Adduunka Xilli 5G ay tahay modelka ugu casrisan dunida isgaarsiinta ayaa hadana adduunka waxay weli ku sii jeedaan oo ay isha ku haysaa shabakadaha jiilka 4aad ee loo yaqaanno 4G LTE. Website-ka…
3 daqiiqo Sheeko:War Kadib Kaalinta 1-aad, Maxay Farmaajo Iyo Kheyre Ka Dhaheen Musuqa Sanadkii Hore?! Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sanadkii hore markii uu murashaxa ahaa waxaa uu Baarlamaanka Federaalka ah kala hadlay arrinta musuqmaasuqa, isaga oo wax lala yaabo ku tilmaamay in Soomaaliya ku…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Go’aan Ka Soo Saarey Khilaafka Ganacsatada iyo Wasaaradda Maaliyadda Guddiga Maaliyadda, Iyo Miisaaniyadda iyo Guddiga Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ayaa kulan ay maanta ka yeesheen cabashada ganacsatada iyo xirnaashiyaha dekadda iyo suuqa bakaaraha uga hadlay aragtida iyo habraaca canshuurta gadista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soo Gudbinta Labada Xubnood Ee Farsamada Dib-u-eegista Dastuurka u Matalaya Somaliland Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa soo gudbiyay labo xubin oo Somaliland u matali-doonta Dib-u-eegista Dastuurka. Mustafe Maxamed Maxamuud waxaa loo magacaabay xubin guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Waa Maxay Cudurka Dabeysha? Cudurka dabeysha waa cudur uu sababo Virus, waxa uuna keeni karaa qofka inuu noqdo naafo, waxa uuna ku badanyahay da’da caruurta, sidoo kale cudurka waa la kala qaadaa. Waa maxay…