1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya waa Dalka Ugu Qiimaha Hooseeya Canshuurka Iibka Ee Dalalka Bariga Afrika Cashuurta Iibka (Salex Tax): Cashuurtan sida magaceeda ka muuqata waxa laga qaadaa alaabaha iyo adeegyada la gadayo. Dalalka Afrikada Bari, waxaa ay qaadaan qiimo kala duwan, Soomaaliyana waa dalka ugu…
4 daqiiqo Sheeko:War Gobolka Sanaag Waa Xudunta Isku Xidha Midnimada Soomaaliya Sanaag: Gobolka Sanaag waa gobolka labaad ee ugu weyn Soomaaliya, wuxuuna xuduud la leeyay Gobollada Waqooyi galbeed, Togdheer, Sool, Bari iyo Gacanka Cadmeed. Waxa ku nool dad ka badan nus…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UNICEF: Ma Jiraan Erayo Aan Ku Cabbirno Dhibaatada Syria Hey’adda caruurta ee UNICEF ayaa qoraal ay soo saartay talaadadii ku sheegtay sida ay uga careysan tahay dhibaatada iyo dilka loo geysto caruurta reer Suuriya, gaar ahaan kuwa ku nool…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Yaa Ka Mas’uul Ah Wasaqeynta Webi Shabeelle Iyo Cudurrada Dilaaga Ah?! Biyo la’aanta webiga Shabeelle waa dhibaato aan horay uga soo hadalanay, webigan waxaa si toos ah ugu tiirsan dadka iyo duunyada ku nool 3-da gobol ee Hiiraan, Shabeellada dhexe iyo…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa Maxay Shaqada Baarlamaanka FS? Miyeyse Gutaan Waajibaadkooda? Ereyga ‘Parliament’ oo ah erey asalkiisu yahay Faransiis macnihiisuna noqonayo “Hadal ama dood” ayaa waqtiyadan casriga ah lagu macneeyaa inuu yahay ‘Sharci-Dejiye’. Marka laga hadlayo qaabdhismeedka Dawladda ee soo jireenka…
1 daqiiqo Sheeko:War Marxuum Nabaddoon Axmed Diiriye Waxaa xalay Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Nabaddoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ahaa nabaddoonnada Soomaaliyeed. Haddaba, Sanadkii hore ayuu Nabaddoon Axmed Diiriye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Marxuum Nabaddoon Axmed Diiriye Cali Waxaa xalay Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Nabaddoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ahaa nabaddoonnada Soomaaliyeed. Haddaba, Sanadkii hore ayuu Nabaddoon Axmed Diiriye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabaddoon Axmed Diiriye Cali Oo Geeriyooday Waxaa xalay Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Alle ha u naxariistee nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ahaa nabaddoonnada Soomaaliyeed. Marxuum Axmed Diiriye, waxaa uu ahaa afhayeenka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Cabdi Sheekh Axmed Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo loo magacaabay Mudane Cabdi Sheekh Axmed, oo ah khabiir dhinaca isgaarsiinta iyo teknoolojiyada ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Isku Raacay Xilliga La Qabanayo Doorashada Madaxweynaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa maanta isku raacay in November 17 ee sanadkan ay dhacdo doorashada madaxtinnimada. Arrintan ayaa timid xilli ay socotay munaasabad lagu soo xirayey kalfadhiga 4aad…