11 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Itoobiya: Aabbaha Murannada Biyaha ee Gobolka Biyuhu waa waxa ugu muhiimsan ee nolosha banii’aadanku idilkeed ku tiirsan tahay. Hawlaha muhiimka ah ee banii’aadanku qabtana waxa fure u ah biyaha oo la’aantood ma qabsoomi karaan. Biyala’aantuna waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Dhismaha Jidadka Muqdisho-Afgooye iyo Muqdisho- Jowhar Oo Naqshaddii Sameysay Khubaro farsamo oo ka socday hey’adda “Public Works Authority (Ashghal)” ee dalka Qatar ayaa soo booqday Soomaaliya, iyaga oo heshiis isfaham ah la galay hey’adda “Qatar Fund For Development (QFFD)”,…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Abuukaate: Waa In Canshuurta Laga Wada Qaado si Simman Dalka oo Dhan Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka tirsan golaha shacabka ayaa ka hadley is mariwaaga u dhaxeeya ganacsatada Gobolka Banaadir iyo wasaaradda maaliyadda, kaasoo ku saabsan canshuurta dheeriga ah ee lagu soo…
2 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Wax Walba Oo Ku Saabsan Cudurka Dabeysha Cudurka dabeysha waa cudur uu sababo Virus, waxa uuna keeni karaa qofka inuu noqdo naafo, waxa uuna ku badan yahay da’da caruurta sidoo kale cudurkani ayaa ah cudurada la kala…
1 daqiiqo Sheeko:War Waxbarashada Internet-ka Laga Qaato oo Ka Wanaagsan Tan Caadiga ah Saynisyahanno u dhashay dalka Mareykanka ayaa cilmibaaris ay sameeyeen ku ogaaday faa’iidooyinka dheeraadka ah ee laga helo duruusta cilmiga ah ee laga qaato Internet-ka marka loo eego kan habka caadiga…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Facebook oo Malaayiin Dhalinyaro ah Ay Ka Guurayaan Sanadka 2018 Daraasad cusub oo la sameeyay ayaa sheegaysa in barta bulshadu ee “Facebook” sanadka 2018 ay lumin doonto malaayiin da’yar ah oo barta ku xiran, waxayna uga guurayaan baro kale oo…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Sababay Khalkhalka ka Jira Itoobiya? Dhacdooyinkii siyaasadeed ee ugu danbeeyey Itoobiya marka laga hadlayo, Raysalwasaare Hailemariam Desalegn waxaa uu si rasmi ah u gudbiyey iscasilaaddiisii, isaga oo banneeyay jagada Raysalwasaaraha iyo Guddoomiyaha Isbahaysiga talada haya ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iran: 66 Qof Oo Ku Geeriyootay Diyaarad Burburtay Ugu yaraan 66 qof ayaa ku dhimatay diyaarad ay leedahay Iran oo ku burburtay buuraleyda waqooyiga gobolka Asfahan ee bartamaha dalkaasi xilli ay ku guda jirtay safar gudaha ah. Guud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Tashi: Sidee Loo Badbaadiyay Doontii Ku Soo Caarisay Boosaaso? Shacabka Boosaaso ee dowlad goboleedka Puntland ayaa ku guuleystay in ay badbaadiyaan dooni ku soo caarisay xeebta magaalada, sida loo badbaadiyay doontan, waa sheeko xiiso badan oo ku tusineysa iskaashi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Israa’il oo Duqeysay Gaza Iyo Xamaas Oo Ka Jawaabtay Ciidamada Israa’il ayaa sheegaya in ay duqeeyeen magaalada Gaza, gaar ahaan, meelo gaar ah oo ay leeyihiin dhaq-dhaqaaqa Islaamiga ah ee Xasmaas, waxaana ku jira god dhulka hoostiisa ah. Wararka…