1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Agaasimihii Universal Tv Oo La Xiray Waxaa goordhow magaalada Hargeysa lagu xiray agaasimaha Teleshinka Universal ee Somaliland . Maxamed Caabi Digaale, lama oga sababta rasmiga ah ee xabsiga loo dhigay balse wararka qaar ayaa sheegaya wareysiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Degmada Hargeysa oo Xukuntay Saddex Ruux oo Naafo ah Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa waxaa ay afartii bishan February ku xukuntay laba sano iyo lix bilood oo xadhig ah Cabdifataax Cali Cabdi, Khadar Cabdillaahi Yuusuf iyo Diiriye Cismaan Cabdi oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Soo dhoweysay 11 Maxbuus Oo Libya Laga Soo Celiyay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khadar), wasiirro xukuumadda Kheyre ka tirsan, Xildhibaanno labada gole ee baalamaanka, hey’adaha socdaalka iyo ehello ayaa soo dhoweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Cayaaraha Somaliland: Tartankan Dhiirigalin ayuu u yahay Dhalinyarada Somaliland Waxaa Hargeysa jimcihii lagu qabtay tartanka orodka dheer ee 42km iyo 10km (Somaliland International Marathon) kaasi oo ay ka qayb-qaateen 205 orodyahan kuwaasi oo 21 ka mid ah ay ahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya: Xaaladda Deg-degga Ah, Maxay Ka Dhigan Tahay? Waxaa dalka Itoobiya lagu soo rogay xaalad deg-deg ah ka dib is-casilaaddii ra’isul wasaare Hailemariam Deselegn. In kasta oo aan la shaacin xilliga ay ku eg tahay iyo shuruudara ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Doontii Soo Caarisay Oo Alaabta Laga Dejinayo Iyo Canshuurtii Oo Laga Dhaafay Waxaa saaka magaalada Boosaaso, xarunta ganacsiga Puntland ka bilaabaneysa dejinta alaabta dooni ku soo caarisay, taasi oo muddo 9 maalin lagu howlanaa bad-baadinteeda. Doontan soo caarisay ayaa la bad-baadiyay kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Xilligaan Ma U Baahantahay In Loo Soo Daabaco Lacago Cusub? Dabar go’a shilinka Soomaaliga, waxaa uu sababay in dalka ay ku bataan isticmaalka lacagaha Elektarooniga ah oo dollar ah, waxa kaliya oo hadda la isticmaalo waa kunka Shilinka Soomaaliga ah.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Xiga Iscasilaadda Raysalwasaaraha Ethiopia? Raysalwasaarihii Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa maanta warqaddiisii iscasilaadda gudbiyey. Iscasilaaddan la yaab ka ah ee Raysalwasaaraha Ethiopia ayaa ku soo beegmaysa xilli uu waddanku wajahayo buuq iyo jahwareer siyaasadeed. Dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cyril Ramaphosa Oo Noqday Madaxweynaha South Africa, Waa Kuma? Codeyn maanta dhacday ka dib, baarlamaanka South Africa ayaa Cyril Ramaphosa u doortay in uu noqdo Madaxweynaha dalkaasi. Ramaphosa waxaa uu badalayaa Madaxweynihii is-casilay mudane Jacob Zuma. Doorashadan ka dib,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn Oo Is-casilay Warar uu baahiyey Telefeshinka qaranka Itoobiya ayaa sheegaya in uu is-casilay ra’isul wasaare Hailemariam Desalegn. Ra’isul wasaarahe Desalegn oo xilkaasi hayey tan iyo September 21, 2012, bil kadib geeridii Meles Zenawi ayaan…