1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda Dhaa’if Oo Deeq Waxbarasho Siisay Dalal Ay Soomaaliya Ku Jirto Jaamacadda Dhaa’if ee ku taalla boqortooyada Sacuudiga ayaa deeq waxbarasho siisay ilaa 90 arday oo u kala dhashay 18 dal oo caalamka ah. Ardayda ay jaamacaddan aqbashay waxaa ka mid…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Sababay Iscasilaadda Madaxweynaha South Africa? Madaxweynaha South Africa oo xalay saqdii dhexe si toos ah ula hadlayey shacabka reer South Africa ayaa ku dhawaaqay in uu iscasiley, kursigana uu si dhakhso ah u bannayn doono.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka $50 Million Ayey Ku Xiran Tahay Dhismaha Ciidamada Cirka Soomaaliya Warbixin sanadkii hore uu Bangiga Adduunka ka soo saaray dhaqaalaha ku bixi kara amniga Soomaaliya waxaa lagu sheegay in Muqdisho u baahan tahay ilaa 10 Milyan oo Dollar si ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Wafdi Ka Socda Midowga Afrika Oo Qiimeynaya Howl-galka AMISOM Mas’uuliyiinka ka socda midowga Afrika ayaa ku sugan Soomaaliya si ay u qiimeeyaan howlgalka AMISOM iyo sidii amniga ugu wareegin lahaayeen ciidamada Soomaalida. Sida ay sheegtay Xinhua , Kooxdan oo 10…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Oxfam Oo Wajaheysa Fadeexad La Xiriirta Kufsiga Dad Gargaar Uga Baahnaa Hey’adda samafalka Ingiriiska ee Oxfam ayaa waxaa ay wajaheysaa eedeymo la xiriira xad-gudubyo dhanka galmada ah, oo ay shaqaaleheedu ka geysteen dalalka Chad, Haiti iyo Koofurta Sudan. Hey’adaha Qaramada Midoobey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baay: Maamulka Gobolka Oo Ka Hadlaya Nabad-galyada Iyo Hawlaha Burburinta Ku-simaha guddoomiyaha gobolka Baay ahna Guddoomiye Kuxigeenka dhanka amniga Yoonis Aadan Xasan oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay sida maamulkooda wax uga qabteen isku dhacyo iyo amni darro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Lagu Wareejiyay Qayb Ka Mid Ah Askartii Khaatumo Somaliland ayaa maamulka Khaatumo kala wareegtay labo boqol oo askari iyo shan gaari oo kuwa dagaalka ah, arrintan ayaa ka dhacday magaalada Balli-cad oo ka tirsan gobolka Cayn. Munaasabadda ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciraaq Oo Balaayiin Dollar Oo Maal-gashi Ah Ka Heshay Dalalka Daneeya Dowladaha daneeya Ciraaq ayaa sheegay in ay u qoondeeyeen lacag gaareysa balaayiin doolar oo deyn ah, oo qeyb ka ah dibudhiska si uu dalkaasi uga baxo dhibaatadii ay gaarsiisay Daacish…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Libya: Soomaali Wax Ku Noqotay Gaari Tahriibayaal Saarnaayeen Oo Geddoomey Sida ay baahisey Wakaaladda Wararka ee Reuters, gaari ay ka buuxeen dad tahriibayaal ah oo Afrikaan ah ayaa maanta ku geddoomey waddanka Libya. Meesha uu shilkani ka dhacay ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka: Doorashada Labada Aqal Oo Looga Cabsi Qabo Faragelinta Ruushka Sida ay baahisey Wakaaladda Wararka ee Reuters, hoggaamiyayaasha hay’adaha sirdoonka Maraykanka ayaa talaadadii shalay ahayd ka digey in waddanka Ruushku uu isku dayi doono faragelinta doorashooyinka dhawaan ka dhici doona…