2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qalbi-dhagax: Xildhibaan Ammaanay Sida Madaxweynaha U Taageeray Go’aanka Baarlamaanka Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax waxa uu ahaa sargaal ka tirsan ururka ONLF ee ka dagaalama waddanka Itoobiya, waxa uu ku taami jiray, sida la sheegay, in ciidamada Itoobiya uu ka xoreeyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwada Badda: ICJ Oo Ogolaatay In Soomaaliya iyo Kenya Yeeshaan Wareeg Cusub Oo Doodda Xadka Ah Maxkamadda cadaaladda adduunka(The International Court of Justice) ayaa ogolaatay in Soomaaliya ay jawaab ka bixiso dacwada ay ka gudbisay Kenya ee la xiriirta xadka badda. Sida muuqata, waxaa bilaabanaya wareeg…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boko Haram Oo Laga Soo Furtey 46 Qof Oo Ay Horay U Afduubteen Wasaaradda Gaashaadhigga Nigeria ayaa sheegtay in laga soo daayey Boko Haram ugu yaraan 46 qof, oo ay ku jiraan 19 haween ah iyo 27 caruur. Dadkan ayaa laga afduubtay gobolka Borno…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya: Saldhig Militari Nooguma Yaallo Soomaaliya Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar ayaa sheegay in booqashadii madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan uu ku yimid Soomaaliya 19 August 2011-kii, ay badashay mustaqbalka dalka, ayna soo nooleysay rajadii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha South Africa Oo Cadaadis Xooggan La Kulmaya Madaxweynaha South Africa mudane Jacob Zuma ayaa la kulmaya cadaadis xooggan oo kaga imanaya Xisbigiisa “African National Congress (ANC)”. Warbaahinta South Africa waxa ay werinaysaa in Guddiga Sare ee Xisbigu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mucaaridka Somaliland oo Cambaareeyay Xarigga Saddex Xildhibaan Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa cambaareeyay xarigga saddex xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka ee degmada Oodwayne kuwaasi oo lagu xidhay magaalada Oodwayne. Xildhibaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Biyaha Somaliland: “Biyo Hargeysa la keenaa ma jiraan” Wasiirka wasaaradda biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa sheegay in aanay hadda jirin biyo magaalada Hargeysa loo soo saarayo isla markaana mashruucii biyaha ee Xunbo-wayne aanu ahayn mid hadda biyo…
6 daqiiqo Sheeko:War Geela: Boqorka Xoolaha Soomaalida Geelu waxa uu ka mid yahay afarta maal-adduunyo ee Soomaalidu haysashadooda ku hammiyi jireen. Waxa uu ahaa halbeegga ay ku cabbiri jireen hodantinnimada qofka iyo hantidiisa, ninkii kadin geel ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka: 71 Qof Ku Dhimatay Diyaarad Burburtay Waxaa burburtay diyaarad rakaab oo uu leeyahay dalka Ruushka kadib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha Moscow, waxaana dhintay dhammaan rakaabkii saarnaa oo gaarayay tiradooda 65 qof iyo 6 ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: 9-Qof oo Loo Xiray Ka Ganacsiga Diinka Somaliland ayaa waxaa ay dad u xirtay ka ganacsiga xayawaanka diinka, arrintaas oo bilihii ugu dambeysay laga dareemayey guud ahaan Soomaaliya. Wasiirka wasaaradda Deegaanka Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare oo…