Facebook oo $10 Milyan oo Doolar Ku Maalgelinaysa Dadka Leh “Groups” Saameynta Wanaagsan Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Facebook ayaa soo bandhigtay barnaamij cusub oo $10 milyan oo dolar ay ugu maalgelinayso groups faa’iidada leh ee dadka barta siticmaala sida wanaagsan uga faa’ideystaan, si loo dhiirigeliyo qoraallada… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dekadda Muqdisho Oo Aanan Shaqeyn 7 Maalin Iyo Ganacsatada Banaadir Oo Ka Hadlaya Waxaa muddo 7 todobaad ah aanan shaqeynin dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, ganacsatada gobolka Banaadir ayaa waxaa ay ka cabanayaan canshuur kordhis. Shir jaraa’id oo ganacsatadu maanta ku qabteen magaalada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Cad: Todobaad Gudahiisa, Labo Sarkaal Ayaa Isku Casilay Ashtakada Xaasaskooda Xoghayaha Shaqaalaha ee Aqalka Cad mudane Rob Porter ayaa Arbacadii la soo dhaafay ku dhawaaqay in uu xilkiisa iska casilayo, ka dib markii labadiisii xaas ee hore ay ku eedeeyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Israa’iil oo Duqeeyey Suuriya Waddanka Israa’iil ayaa weeraro cirka ah Sabtidii shalay ka sameeyey gudaha waddanka Suuriya. Goobaha ay duqayntani beegsanaysay, sida ay sheegtay dawladda Israa’iil waa fariisimo ay leeyihiin ciidanka Suuriya iyo weliba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Gabood-fallada Saxafiyiinta Soomaaliyeed 2017kii Ururka midowga saxafiyiinta Soomaaliyeed ee (NUSOJ) ayaa la sheegayaa in uu ka digay dhibaatada loo geysto saxafiyiinta, shan( 5) saxafi ayaa sanadkii tagay lagu dilay Soomaaliya halka la xiray illaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Geedi Socodka Cafinta Deynta Soomaaliya Soomaaliya waxaa ay la tacaaleysaa hirgelinta barnaamijyo badan sida wax ka qabashada saboolnimada iyo in laga cafiyo deymaha caalamiga ah. Dalka waxaa hadda lagu leeyahay lacag gaareysa shan bilyan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Koonfurta Suudaan Oo Diidan Ku Soo Noqoshada Miiska Wada-hadalka Dowladda Koofurta Suudaan ayaa diiday in ay saxiixdo qaab lagu fududeynayo soo nooleynayo heshiiskii nabad-gelyada iyaga iyo mucaaradka kaas oo burburay sanadkii 2015kii. Wafdi ka socda oo dowladda ayaa diiday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boko Haram oo Sii-deysay 13 La-heystayaal Ah Kooxda Boko Haram ayaa sii deysay illaa 13 la-heysatayaal ahaa, kuwaas oo ay sanadkii hore ay ugu qafaasheen waqooyi beri dalka Nigeria. Dadka la sii daayey waxaa ku jira 10…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Qaabkee Ayuu Siisi Uga Takhalusay Musharrixiintii La Tartami Lahaa? Sida la qorsheeyey, doorashada madaxtinnimada Masar waxa lagu wadaa inay dhacdo 26 iyo 28 bisha March ee sannadkan. 19-kii bishii hore, Madaxweynaha hadda haya talada waddanka Masar ayaa ku dhawaaqay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 90 Jir Radio Hargeysa Ka Bartay Tafsiirka Qur’aanka Barashada tafsiirka qur’aanka waa arrin muhiim u ah qof walba oo muslim ah, dadka oo dhan waa ku adag tahay gaar ahaan kuwa da’da ah. Aw Maxamed Ibaahim waa 90…