Masar, Suudaan Iyo Itoobiya Oo Guddi Saddex-geesoodka U Saaraya Biyo-xireenka Sheeko:Dalka Wasiirka arrimaha dibadda Suudaan Ibraahim Ganduur ayaa sheegay in la qaban-doono kulan saddex-geesood ah oo dhex-maraya Qaahira, Khartuum iyo Adis-ababa. Kulankani oo aan loo qaban maalin gaar ah, waxa uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Libya: Waxyeello Ka Dhalatay Labo Qarax Oo Loo Geystay Masjid Saddex qof ayaa ku dhimatay, 75 kalana dhaawacyo ayaa ka soo gaartay labo qarax oo lala beegsaday masjid ku yaallo magaalada Banghazi, ee bariga Libya. Labo todobaad ayaa laga joogaa,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Soomaali Ah Iyo Labo Shirkadood Uu Leeyahay Oo Mareykanku Cunaqabateeyay Sida ay baahisey wakaaladda wararka ee Reuters, dawladda Maraykanka ayaa maanta oo Jimce ah sheegtay inay cunaqabatayn ku soo rogtey saddex qof iyo saddex shirkadood oo ka soo kala jeeda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro: Hannaanka Dib-u-Eegista Dastuurka iyo Dowrka Labada Guddi Sida uu qabo Dastuurka sida KMG loo ansixiyey 2012 gaar ahaan qodobada 63aad iyo 71aad, awoodda wax ka bedelka Dastuurka waxaa iska leh Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal. Baarlamaanka Federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safar la Filayo in Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka uu ku Tago Bariga Dhexe Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka mudane Rex Tillerson ayaa la filayaa in uu toddobaadka soo socda u safro waddamada Masar, Kuweyt, Urdun, Lubnaan iyo Turkiga. Sida ay masuuliyiin iyo dibloomaasiyiin reer…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Kulanka Madaxweyne Farmaajo Iyo Safiirka Imaaraadka? Wakaaladda wararka Imaaraadka ayaa sheegtay in uu jiray kulan gaar ah oo Villa Somalia ku dhex-maray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya Maxamed Axmed Cusmaan Al…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Isbaheysiga Mareykanka Oo Duqeeyay Ciidamo Daacad u Ah Asad Isbaheysiga caalamiga ah oo uu hoggaaminayo Mareykanka dagaalkanka kula jira Daacishta Suuriya ayaa sheegay in uu qaaday duqeymo ka dhan ah ciidamada Asad, madaxweynaha Suuriya. War-murtiyeed uu soo saaray isbaheysiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Daacish Weli Waa Joogaan Ciraaq Iyo Suuriya, Al-Qaa’idana Soomaaliya iyo Yemen Warbixin ka soo baxday Qaramada Midoobey waxaa lagu sheegay in unugyo ka tirsan Daacish ay weli ka howl-galaan qeybo ka mid ah Ciraaq iyo Suuriya. Qoraalka waxaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Dr. Cabdiqawi Axmed Yusuf Dr. Cabdiqawi Axmed Yusuf oo ah garsoore Soomaaliyeed ayaa loo doortay madaxweynaha maxkamadda cadliga dunida ee ICJ. Dr. Cabdiqawi, waxaa uu xubin ka ahaa garsoorayaasha maxkamadda tan iyo 2009-kii, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji WhatsApp Gaar u ah Gawaarida oo Lasoo Kordhiyay WhatsApp ayaa dib u cusbooneysiin ku sameeyay howlaha uu qabto waxaa lagu soo kordhiyay “CarPlay” oo xilliga gaariga la wado ah kaas oo shirkadda Apple u gaar ah. Nuqulka ugu dambeysay…