2 daqiiqo Sheeko:War Kuubba iyo Aljeeriya: Gacmo Isdhaafay ayuu Gacal ka Dhashaa! Marka dalku haysto wax uu ku gorgortamo, oo tacab ka galay, isla jeerkaasna uu garanayo danihiisa iyo halka ay ka xigaan, wuxuu leeyahay fursad uu ku fushan karo wixii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afrika Oo Lagu Qaban-doono Ciyaaraha Olombikada Dhalinyarada 2022-ka Guddiga Olombikada adduunka ayaa maanta oo arbaco ah kulan ka dhacay Pyeongchang shaaciyay in 2022-ka qaaradda Afrika lagu qaban-doono ciyaaraha Olombikada dhalinyarada ama “the Youth Olympic Games (YOG)”. Codeynta oo aqlabiyad u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 2017: ICRC-da Oo Soo Bandhigtay Sida Ay U Caawisay 2.3 Milyan Oo Soomaali Ah Hey’adda ICRC-da ayaa waxaa ay ka mid ah hey’adaha Soomaalida gar-gaarayey 35tii sano ee la soo dhaafay, iyada oo wax badan ka qabatay arrimaha banii’aadnimada. Hadaba, qoraal ay soo saartay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda ICJ uu Madaxweyne Ka Noqday Garsoore Soomaaliyeed, Waa Kuma? Dr. Cabdiqawi Axmed Yusuf oo ah garsoore Soomaaliyeed ayaa loo doortay madaxweynaha maxkamadda cadliga dunida ee ICJ. Dr. Cabdiqawi, waxaa uu xubin ka ahaa garsoorayaasha maxkamadda tan iyo 2009-kii, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruuxaani: Sacuudiga Waxa Uu Gobolka Ku Wadaa Waddo Qaldan Madaxweynaha Iran Xasan Ruuxaani ayaa sheegay in Sacuudiga uu mar walbo waddo-qaldan ku gaaro ujeedooyinkiisa. Ruuxaani oo jeedinayey khudbad sanadle ah ayaa waxa uu intaasi ku daray in Sacuudiga uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wax Ka Baro Faa’idooyinka Caafimaad ee Laga Helo Daangada Dadbadan waxay aaminsan yihiin in daangada(Saloolka) la cuno xilliga nasashada iyo marka telefishinka la daawanayo, waaxse ka maqan faa’iidooyinka caafimaad ee ay leedahay, gaar ahaan marka guriga lagu diyaariyo. Daangada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Go’aan Cusub Oo Ku Saabsan Kalluumeysiga Wasiirka Wasaarada xanaanada xoolaha iyo kalluumeysiga Somaliland Xasan Maxamed Gaafaadhi oo maanta hortagay golaha guurtida, kana warbixiyay waxqabadkiisa ayaa sheegay in ay jiraan shirkado kalluumeysi oo jabiyay sharciyadii rukhsadda loo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Ka Dhextaagan Imaaradka iyo Qatar Waxa ay Faa’ido u Tahay Iran, Maraykankase dani uguma jirto! Xiisadda u dhexaysa Imaaraadka iyo Qatar ayaa ayaamahan danbe cirka isku shareertay ka dib markii labada dhinac ay isku maandhaafeen duullimaadyo diyaarado Milateri. Arrintan ayaa khatar gelinaysa danaha istaraatiijiga ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhiimadda Dekadda Hobyo U Leedahay Bulshada Iyo Deegaanka Hobyo waa degmo xeebeed qadiimi ah oo ka tirsan Mudug(Galgaduud), dhanka barina kaga beegan magaalada Gaalkacyo, magaalo, deegaan bulsho iyo dekad ahaanba waxaa saameyn ku yeeshay dagaalladii ka dhacay. Dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Amniga Qaranka Oo Ka Furmaya Muqdisho Waxaa maanta Muqdisho ka furmaya shirka Golaha Amniga Qaranka, ee lagu falan-qeyn-doono amniga dalka iyo dhismaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Shirkan oo daba-socday mid isla Muqdisho ka dhacay December 4,…