1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Soo Celinaya Xiriirka Uu La Leeyahay Boqortooyada Hollanad Turkiga ayaa ku dhawaaqay in uu dib-u-soo-celin-doono xiriirkii kala dhaxeeyay boqortooyada Holland kadib markii dalka dambe uu xiriirkii diblomaasiyadeed jaray. Turkiga dhankooda waxaa sheegayaan in Holland aaney wax cusub sameyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Mushaarkii Ka Jartay Abwaannada Hadraawi, Xasan Ganey Iyo Cabdi Qeys Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay joojisay lacag mushaar bille ahaa oo ay siin jirtay saddex ka mid ah abwaannada Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah; abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, abwaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Taariikhda Degmada Xamar-jajab Degmada Xamar-jajab waa mid ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, xoriyaddii ka hor gumeystaha waxaa uu ku lahaa xarumo waaweyn. Ciidamada xoogga dalka muhiimad gaar ah ayey u leedahay degmada, …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Shirkad Ajnabi Ah Iyo Injineero Geysay Dekadda Hobyo Dowladda federaalka ah ayaa saaka wafdi wasiirro, xildhibaan iyo ajaanib isugu jira u dirtay dekadda Hobyo ee Galmudug si loo qiimeeyo. Wasiiru dowladaha howlaha guud ee federaalka Axmed Cabdi Kaariye …
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: 11 Safaarad Oo U Baahan Safiirro Deg-deg Ah Sida ay ogaatay Goobjoog News illaa 11 safaarad oo horay safiirro ugu joogeen jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta safiir la’aan ah, oo halkaasi ay ka jirto baahi qaran,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Khariidad Ku Tusineysa Goobo Qasab Looga Raray Barakacayaal Hey’adda qaxootiga adduunka(UNHCR) ayaa soo bandhigtay khariidad ku tusineysa goobo Muqdisho ka tirsan oo qasab looga raray barakacayaal wixii ka dambeeyay December 28, 2017. Sida ay sheegeen hey’adaha gargaarka, bishii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Tuka-raq, Dad iyo Deegaan Deegaanka Tuka-raq oo ka tirsan gobolka Sool, waxaa labadii bil ee la soo dhaafay ka jiray xasarad dagaal oo u dhaxeysa maamullada Somaliland iyo Puntland, labada ciidan ayaa is hor-fadhiya,…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Kansar: Dilaa Nooga Daran Dagaallada Hubaysan!!! Korriimada ay sameeyaan unugyada jirkeenna ayaa ka dhigan dhammaadka shaqooyin badan oo jirkeenna gudihiisa ka socdo, korriimada waxa ay martaa wadiiqooyin nidaami ah; billowga hore unugyada waa ay koraan, marka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Warbixin: Juudaanka Calaamadihiisa, Sida uu Ku Faafo iyo Qaabka Looga Hortagi Karo? Wasaaradda Caafimaadka ee dowladda federaalka ah, waxaa ay sheegtay in ay diiwaangelisay dad badan oo qaba cudurka Juudaanka in ay ku noolyihiin Magaalada Muqdisho. Wasiir Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qiimeynta Shacabka Ee Cadaaladda Soomaaliya Markii la doortay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa ballan-qaadyadiisii ka mid ahaa in cadaaladda uu wax-badan ka qabanayo nidaamka garsoorka dalkana uu hagaajin-doono. Hal sano ayaa hadda…