7 daqiiqo Sheeko:War Lix Arrimood oo Xal uga Baahan Eng. Yariisow Gobalka Benaadir oo ah halka caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho ku taalo, waxa uu ku yaalaa meel muhiim ah. Gobalka ayaa leh maamul u gaar ah, waxuuna soo maray heerar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: 5.4 Milyan Oo Gargaar Banii’aadnimo U Baahan..Nafaqo-darida Caruurtaa Ugu Daran Hey’adaha Banii’aadnimada ayaa sheegaya in sanadkan illaa 5.4 million Soomaali ah u baahan yihiin gargaar banii’aadnimo, dadka baahiyaha xoogan ama gargaar deg-deg ah qaba waa 2.7 million, iyada oo si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuriya: Ruushka Oo Duqeeyay Goob Looga Soo Riday Diyaarad Diyaarad dagaal uu leeyahay Ruushka, nooceedana uu yahay Su-25 ayaa ku burburtay goob ay gacanta ku hayaan kooxaha mucaaradka una dhow gobolka Idlib. Wasiirka gaashaadhigga Ruushka Sergey Shoigu ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Turki Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ay Ku Soo Qaadeen Kurdiyiinta Weerar ka dhacay waqooyiga Suuriya, 7 ka tirsan ciidamada Turkiga ayaa lagu dilay kadib weerar ay ku qaadeen maleeshiyaadka Kurdiyiinta ah. Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in 5 ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Google oo Soo Kordhisay Adeegga “YouTube Go” oo 130 Dowladood Laga Hirgeliyay Shirkadda Google ayaa ku dhawaaqday iney suuqyada soo gelisay adeeg cusub oo la magac baxay YouTube Go oo 130 dowladood in ka badan laga heli karo. Adeeggan ayaa ah YouTube oo dib…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoon-yahan Qiimeeyay, Sanad kadib Maxaa Ka Qabsoomay Ballamihii Madaxweyne Farmaajo Ballan-qaadyo dhowr ah ayuu sameeyay madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo markii uu murashax ahaa, kuwaas oo ku aadanaa in waxbadan uu ka qabn doono arrimo muhiim ah sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Colombo: Sri Lanka Oo Codsaneysa In Lagu Daro Ciidamada La Dagaalanka Burcad-badeedda Xukuumadda Sri Lanka a yaa lagu wadaa in ay codsi rasmi ah u soo qorato kooxda ilaalada xeebaha Soomaaliya ee loo yaqaano (CGPCS) in ay uga qeyb-qaadato howl-gallada ka socda …
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabar Go’a Ku Yimid Lacagta Shilinka Soomaaliga Horraantii 1940-kii ayey aheyd bilaabashada lacagta loo yaqaanno Shilinka, waxa uu ahaa magacyadii laga dhaxlay gumeystihii Ingiriiska ee ka talinayey geeska Africa. Gumestahya waxa uu ku guuleystay in la qaato…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UN-ka Oo Lagu Helay In Soomaalida Ku Ridaan Shuban-biyood, Daadiyaan Qashin-ka, Saxarada iyo Haraadiga Daawada Xafiiska adeegga daba-galka ee Qaramada midoobey gudaheeda(OIOS) ayaa ogaaday in xafiis qaramada midoobey ka tirsan oo ku shaqo leh taageerada Soomaaliya, loona yaqaano UNSOS ay mas’uul ka yihiin daadin saxarada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxa Xafiiska Siyaasadda Xammaas Oo Liiska Argigixisada Lagu Daray Wasaaradda Khasaanadda ee Mareykanka ayaa ku dartay madaxa xafiiska siyaasadda ururka Xamaas Ismail Haniyeh liiskeeda argigixisada. War-murtiyeed ay wasaaraddu ku baahisay bogga ay ku leedahay internetka ayey ku tiri “Haniyeh waxa…