1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Axmed Taajir Oo Ka Tirsan Jubbaland Oo Xabsiga La Dhigay Warar ay goordhaw ay heshay Goobjoog News ayaa waxaa ay sheegayaan in maamulka Axmed Madoobe ee Jubbaland uu saldhigga FIAT ee Kismaayo dhigay Xildhibaan maamulkaasi ka tirsan oo lagu magacaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Dad Badan Oo Isku-soo baxay Dhaarinta Xubno Mucaaradka, Labo Madaxweyne Ma Yeelan-doontaa? Dalka Kenya waxaa hadda ka socda dibad-bax ay isugu yimaadeen dhowr kun oo qof si loo dhaariyo xubno ka tirsan muraaradka Boliiska iyo ciidamada ammaanka ayaa ka baxay goobta, taageerayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha SOSCENSA Oo Ka Hadlay Dad U Dhintay Sicir-barar Ka Jira Gobollada Diini Maxamed Diini, gudoomiyaha Dallada Jilayaasha aan dowliga ahayn ee SOSCENSA ayaa sheegay in uu dalka ka jiro Sicir barar baahsan, waxa uu intaasi ku adaray in haddii aan si degdeg ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Cusub Ee Banaadir Eng. Cabdiraxmaan Yarisow Oo Xilka La Wareegay Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo ku-xigeenadiisa ayaa habeennimadii Isniinta xilka kala wareegay mas’uuliyiinta hore ee gobolka. Munaasabadda waxaa ka soo qeyb-galay ku-simaha Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afrika Oo Ku Heshiisay La-dagaalka Musuqa iyo Argigixisada Waxaa magaalada Adis-ababa lagu soo gabagabeeyay shirmadaxeedkii 30-ee ee hogaamiyayaasha qaaradda Afrka, waxaana lagu heshiiyay dhammaan go’aannada mashruucyada marka laga reebo in lasameeyo suuq ganacsi oo xor ah. Bisha Maarso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ku-xigeenka FBI-da Oo Shaqada Ka Tagay Andrew G. McCabe oo ahaa ku xigeenka madaxa FPI ayaa isniintii iscasilay ka dib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu kala kulmay dhaleeceemo soo-laablaabtay, waxaa ay arrintan qeyb ka tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Ku Eedeysan Inuu Dhaawacay Dad Shacab Ah Taliska ciidamada Booliska magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa faahfaahiyay nin dad shacab ah dhaawacay oo ciidanku ay gacanta ku soo dhigeen. Taliyaha Saldhigga dhexe ee Garoowe, Maxamuud Muuse Bile…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyne: 5 Bil Kadib Oo Suuqayada Wax Looga Iibsanayo Lacagta Shilin Soomaaliga Suuqayada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa Shan bil kadib waxaa markii ugu horreysay wax looga iibsanayaa lacagta Shilinka Soomaaliga ah. Arrintaan ayaa timid kadib wada hadallo gacansatada iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Bakool: Degmada Waajid Oo Aysan Ka Jirin Adeeg Caafimaad Degmada Waajid oo ka tirsan 5 degmo ee gobolka Bakool, Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa dhibaato caafimaad, gaar ahaan dhanka adeegyada. Dr. Cabdisalaam Axmed ayaa Goobjoog News uga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Hargeysa: 15 Sano Lama Qaban Ciyaaraha Degmooyinka, Garoomo La’aanna Waa Jirtaa Qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay cabasho ka muujiyeen ciyaaraha degmooyinka magaalada Hargeysa oo ay sheegeen in ku dhawaad 15 sanno aan laga qaban magaalada Hargeysa.…