3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobada Ugu Muhiimsanaa Khudbadda Michael Keating Ee Golaha Ammaanka Arbacdii waxaa golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey khudbad Soomaaliya ku saabsan ka jeediyay ergeyga xogheyaha guud ee Soomaaliya Michael Keating isaga oo ka hadley siyaasadda, amniga, garsoorka iyo arrimo kale. Michael…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar: SISI Oo 5 Ka Mid Ah Dadkii La Tartami Lahaa Ka Taqalusay, Keligiina La Aqbalay Kadib markii uu horay uga taqalusay murashaxiinta kala ahaa Sami Canaan, Axmed Shafiq, Maxamed Anwar Saadaat iyo Axmed Qunsuwa,waxaa shalay sheegay inuusan doorashada Masar ka qeyb-gali-doonin murashax Abuukaate Khaalid Cali,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xafiis Loo Furay Ergada Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Axmed Ciise Cawad ayaa xariga ka jaray xarunta cusub ee ergada Soomaaliya u qaabilsan Ururka Iskaashiga Islaamiga. Wasiir Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland“Waxaanu samayn doonnaa sharciga Dawooyinka” Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay horumarin-doonnaa caafimaadka dalka gaar ahaan Isbitaallada ay dawladdu gacanta ku hayso isla markaana ay samayn doonnaan sharciga dawooyinka dalka “National Drug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Libya: 33 Qof Oo Ku Dhimatay Qaraxyo Ka Dhacay Ugu yaraan 33 qof ku dhimatay halka 50 kale ku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacay meel u dhow masjid ku yaallo magaalada Benghazi, ee bariga dalka Libya. Dadka waxyeellada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saami Canaan Oo Murashax Ka Ahaa Doorashada Masar Oo Xabsiga La Dhigay General hore oo ka tirsan ciidamada Masar, Saami Canaan kaas oo damacsanaa in uu doorashada sanadkan kula tartamo madaxweyne Cabdifitaax Al-sisi, ayaa shalay xabsiga la dhigay isaga oo lagu eedeeyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jillaabashada Kalluunka Oo Hoos U Dhac Ku Yimid Dabeylaha Socda Owgeed Kicinka dabeylaha ayaa ka bilowday gobollada Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda Muqdisho oo ku taallo xeeb, waxaa ka socda dabeylo aad u xooggan oo habeenkii wadata qabow, arrintan oo sababtay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Geelle: Warbaahinta Madaxa-bannaan Qeyb Kama Aha Dagaalka Ka Dhanka Ah Argigixisada Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle oo bixinayay wareysi ayaa carabka ku adkeeyay in Al-shabaab ay weli leeyihiin awood muuqata. Mr. Gelle ayaa warbaahinta madaxa bannanaan ku eedeeyay inaysan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Saxiixay Miisaaniyad KMG Ah Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay mashruuca sharciga bajadka ku meel gaarka ah kaasi oo lagu maalgelinayo xukuumadda Faderaalka muddo saddex todobaad ah. Arrinkani ayaa yimid ka dib markii Congress…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Horumarinta Caalamiga Ingiriiska Oo Goobjoog Uga Warrantay Arrimaha Banii’aadnimada Wasiirka arrimaha horumarinta caalamiga ee Britain Penelope Mary Mordaunt oo Goobjoog News siisay wasreysi gaar ah ayaa ka hadashay walaaca ay ka qabto arrimaha banii’aadnimada Soomaaliya. Wasiirka arrimaha horumarinta caalamiga ee Britain…