2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dibaatooyin Caafimaad Oo Ka Dhasha Hindhisida La Isku Celiyo Jariidada “Independent” ee kasoo baxda dalka Ingiriiska ayaa qortay in dhakhaatiirta ay ka digeen khatarta ay leedahay in afka la xiro oo la isku celiyo hindhisada. Warbixinta ay jariidadu daabacday ayaa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Philippin Oo Joojisay Shaqaalihii Ay U Soo Diri Jirtay Kuwait Dowladda Philippines ayaa ku dhawaaqday inay joojisay shaqaalihii ay u soo diri jirtay dalka Kuwait iyada oo ka cabsaneyso dhibaatooyin ay shaqaalaha kala kulmaan Kuwait. Arrinkani ayaa yimid xilli Philippin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Miisaaniyadda Oo Dib-u-dhacday Darteed, Ma Shaqeynayaan Laamaheeda Federaalka Dalka Mareykanka waxaa ka dhacay “shutdown”, waxaana istaagay shaqada dhammaan laamaheeda federaalka kaddib markii ay senetarada waddankaasi ku guuldareysteen inay isku afgartaan miisaaniyada cusub. Arrintan waxaa ay keentay, in howlaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Duqeysay Ceel-waaq Soomaaliya Warar ay Goobjoog News ka heshay Ceel-waaq ayaa sheegaya in saaka aroortii ay ciidamada Kenya duqeeyeen gudaha magaalada Ceel-waaq. Duqeyntaas ayaa lagu bartilmaameedsaday guryo iyo anteenno ay halkaasi ku laheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sisi Oo Mar Kale Isu Soo Sharaxay Madaxtinnimada Madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi ayaa ku dhawaaqay inuu mar 2aad yahay Musharraxa doorashooyinka madaxtinimo kuwaasi oo lagu wado inay ka dhacaan Masar dhamaadka bisha Maarso ee soo socota. Abdel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Abaar Ku Dhufatay Awdal Ku dhowaad 12 tuulo oo ku yaala Galbeed Somaliland gaar ahaan Gobolka Awdal ayaa waxaa ku dhufatay abaar daran oo xoolihii ay kaga leedeen boqolaal qoys oo xoolo dhaqato ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka New Zealand: Ra’isul-wasaare Uur Leh Ra’iisul-wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa sheegtay maanta iney leedahay uurka canugeedii koowaadna, iyadoo intaasi raacisay in ay ogaatay waxyar ka hor doorashada, Jacinda Ardern ayaa xilliga umushana ku fakareysa iney fasax gaaban…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Dhulka dowladda lama hibeyn karo, lama bixin karo, lamana wareejin karo” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud ee caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri “Sida uu tilmaamayo Qodobka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Rasmi U Heshiiyay Magaaladda Dhuusa-mareeb ee xarunta Galamudug ayaa maanta lagu dhameystiray Heshiiskii lagu midaynayey Maamulka Galmudug. Shirkan waxaa goobjoog ka ahaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ergeyga Qaramada midoobey Soomaaliya Michael Keating,…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirrada OO Ansixiyey Shariciga Shaqaalaha Rayidka ah iyo Tubta Siyaasada Loo Dhan-yahay Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisu Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah, Tubta Siyaasada loo…