Mu’asasada “Freedom House” ayaa Talaadadii soo saartay Tilmaamaha xoriyadda Adduunka ee 2018, kaas oo lagu qiyaaso heerka xoriyadda 210 dowladood oo dunida ka tirsan. Sanadkan waxa ugu sarreeya saddex dowladood ee Scandinavian-ka ah, Norway, Sweden iyo Finland, waxaana…