1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Safarka Dib-u-heshiisiin Ee Madaxweyne Farmaajo Oo Cadaado Gaaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo ka yimid magaalada Galkacyo ayaa caawa ku sugan Cadaado, magaalo madaxda KMG ah ee Galmudug. Madaxweynaha Soomaaliya, madaxweynaha Galmudug, wasiirro xukuudadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Beyle Oo Daah-furay Habka Dhaqan-gelinta Miisaaniyadda 2018 Wasaaradda maaliyadda ayaa maanta daah furtay habka dhaqan-gelinta Miisaaniyadda 2018ka iyo sidii ay sare ugu qaadi lahaa dhaqan-gelinta howlaha Dowladda horyaala, iyadoo habka loo soo bandhigaay dhaqan-gelinta Miisaaniyada ay tahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro Degmada Waabari Degmada Waabari oo ka tirsan 17 degmo ee gobolka Banaadir dhul ahaan waxaa la aas-aasay sanadii 1957-dii, waxaana bixiyey duqii magaalada ee xilligaasi lana dhihi jiray Asalooti dhalasho ahaanna ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garbahaareey Oo Lagu dilay Qof Muruq-maal Ah Hal qof oo muruq-maal ah ayaa Ku geeriyoodey halka labo kalena Ay Ku dhaawac meen gudaha degmada Garbahaarey ka dib markii ay rasaas ku fureen ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fannaanadda Khadiijo Cabdulaahi Daleys Oo Geeriyootay Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in ay maanta geeriyootay fannaanadda Khadiijo Cabdulaahi Daleys. Khadiijo Cabdulaahi Daleys oo ka tirsaneyd hobollada Waaberi ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaalla dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suudaan Iyo Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Mucaaradka Gobolka Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan AL-bashiir ayaa fariin ka helay ra’iisulwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn taasi oo ku saabsan arrimaha gobolka. Fariintan ayaa timid ka dib markii Al-bashiir uu ku soo dhoweeyay wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shaakir Oo Sheegay In Dhuusa-mareeb Ka Dhici-doono Shir-weyne Dib-u-heshiisiin Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir ayaa sheegay in maalmaha soo socda lagu qaban-doono Dhuusa-mareeb shirweyne dib u heshiisiin oo dhex mari-doona maamulkii Galmudug iyo Ahlu-sunna Sheekh Axmed Shaakir oo arrintaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Thabid Oo Sheegaya In Shirkii Wadatashiga Gobolka Banaadir La Qabanayo Bishan Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in shirkii baaqday ee arrimaha nabadeynta iyo horumarinta gobolka Banaadir la qaban-doono 28ka Bishan Janaayo 2018. Hadalkan waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Mark Zuckerberg: Isbedello Guud Ayaa Lagu Sameynayaa Facebook-ga Si Loo Yareeyo Waqtiyada La Isticmaalayo Mark Zuckerberg aasaasaha “Facebook” ayaa Khamiistii ku dhawaaqay in isbedello waaweyn lagu sameyn doono adeegyada shirkaddiisu bixiso oo saameynaya wararka dadka barta isticmaa ay ishoodu qabaneyso. Zuckerberg ayaa bartiisa bulshada kusoo qoray in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Naf Iyo Maal Ee Ciidamada Kenya Ka Jooga Soomaaliya Sida ay qortay warbaahinta Kenya, dalka Kenya si cad weli ugama hadlin khasaaraha dhabta ah ee soo gaaray ciidamadiisa ka jooga Soomaaliya. Ugu yaraan 1,000 oo Kenyaan ah ayaa la…