1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dhakhtarka Aqalka Cad Oo Sheegay In Xaaladda Caafimaad Ee Madaxweynaha Ay Fiicantahay Dhaqtarka aqalka cad ayaa sheegay in caafimaadka madaxweyne Donald Trump uu yahay mid aad u fiican, arrintaani ayaa timid ka dib markii lagu sameeyay baritaan caafimaad oo guud. Roy Jackson…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Buugga “Haybso Dhaqankaaga” Ee Cabdi Xaashi Cabdullahi Buug uu qoray guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo la magac baxay ‘Haybso Dhaqankaaga’ ayaa sabtidii lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho. Munaasabadda buuggan lagu daahfurayay ayaa waxaa kasoo qeybgalay, aqoonyahanno, abwaanno, xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lix Sano Ka Dib Turkiga Oo Yurub U Dhoofinaya Ukunta Tiro ka mid ah dowladaha Yurub waxaa ku faafay Ukun la sheegay inay wasaqeysantahay, Turkiga ayaa bilaabay markii ugu horreysay muddo laga joogo 6 sano inuu Ukunta u dhoofiyo dowladaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xogta Goobjoog: Wiil Uu Dhalay Faysal Cali Waraabe Oo Ka Tirsanaa Daacish Ayaa La Dilay Warar ay heshay Goobjoog News ayaa xaqijinaya in dalka Suuriya lagu dilay 29kii bishii Desember, 2017kii Xuseen Faysal Cali Waraabe oo kamid ahaa carruurta uu dhalay guddoomiyaha xisbiga UCID. Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada Agaasimeyaasha Uu Magacaabay Muuse Biixi Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magacaabay illaa 4 agaasime oo ka mid ah kuwa ugu muhiimsan. Agaasimayaasha ayaa waxaa ka mid ah agaasimaha guud ee wasaaradda diinta, agaasimaha guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul wasaaraha Itoobiya Oo Booqanaya Masar Ra’isul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa booqanaya dalka Masar todobaadka soo socda isaga oo hogaaminayo wafdi heer-sare ah oo ka kooban wasiiro itoobiyaan ah . Warkaan ayaa waxaa baahisay wargeys…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afrika Oo Trump Ka Dalbatay Raali-gelinta “Qashin” Midowga Afrika ayaa ka dalbay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuu raali-gelin ka bixiyo hadallo uu ku sheegay inay tahay qaaradda Afrika mid wasaq iyo qurun ah. Ergeyga midwoga Afrika ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Soomaaliya Ku Maal-geshanaya Illaa $200 Oo Milyan Soomaaliya iyo Turkiga ayaa jimcihii Ankara ku kala saxiixday heshiis iskaashi, heshiiskan waxaa uu taabanayaa dhinacyadda Ganacsiga iyo Maalgashiga, Tamarta iyo Macdanta, Waxbarashada iyo kaabayaasha kale ee nolosha bulshada, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuusama-mareeb: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Iyo Wafdigeeda Oo Xabsi Guri La Dhigay Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalada Dhuusa-mareeb, Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Yarey iyo illaa 10 shaqaale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ceel-waaq: Askari Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Dagaal Dhex-maray Soomaaliya iyo Kenya Askari Soomaali ah ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray rasaas ay isku weydaarsadeen magaalada Ceel-waaq ciidamada Soomaalida iyo kuwa Kenya . Sida uu ku waramayo weriyaha Goobjoog News ee…