1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalladda SOSECENSA OO Dowladda Ugu Baaqday In La Qabto Shika Dib-u-heshiisiinta 20-25-ka Bishan Xubno ka tirsan ururka jilayaasha aan dowliga aheyn ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya(SOSECENSA) oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa dowladda u diray baaq ku aadan sidii u qabsoomi lahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxbuus Laga Keenay Seychelles Oo Xabsiga Hargeisa Ugu Dhintay Daryeel Caafimaad La’aan Sida uu ku waramayo Cabdi Fitaax Axmed Cabdulle oo ka tirsan maxabiista ay dhibanaha geeriyooday iskala yimaadeen jaziiradda Seychelles, waxaa uu ugu horeyn ka hadlayaa sida wax u dhaceen“Waxaan ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ururuka Caafimaadka Adduunka oo Qabatinka Video Games-ka u Aqoonsaday Cudur Ururka caafimaadka Adduunka ee W.H.O ayaa u aqoonsaday cudur maskaxeed qabatinka Video Games-ka computer-ka online ahaw ama offline’e, waa sida uu ku dhawaaqay afhayeen u hadlay ururkaasi. Afhayeenka oo la yiraahdo Tariq Jassarovich ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Waxbarashada Uga Bilaaban La’dahay Iskuulka 15 May ? Qunsulka dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya Tamer Safwat El-Mahdy oo aan la yeelannay wareysi gaar ah ayaa sheegay in iskuulka 15 May u xayiran yahay oo qura furitaanka madaxweyne Farmaajo oo la filayo inuu xarigga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Oo Ka Hadlaya Howl-gallo Ka Socda Maxaas iyo Matabaan Taliska guutada 5aad qeyteeda 72-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed kana howlgala gobolka Hiiraan ayaa faah-faahin ka bixiyey dagaal dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa xarakada Al-shabaab dagaalkaan ayaa waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Dagaalka Tukaraq Waxaa Lagu Carqaladeynayaa Booqashada Madaxweyne Farmaajo Dowlad goboleedka Puntland oo qoraal ka soo saaray dagaal ay Somaliland kula wareegeen deegaanka Tukaraq oo ka tirsan Sool waxaa sheegeen in dagaalkaas la doonayo in lagu carqaladeeyo booqashada madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Somaliland: Dowladda Soomaaliya Waxaa Ay Colaad Ka Abuurtay Gudaha Somaliland Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Guri-barwaaqo ayaa ka hadlay dagaalka ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Inkasta oo wasiirku aanu ka hadal khasaaraha ka dhashay dagaalka ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Twitterka Oo Diiday Inuu Tiro Bogga Donald Trump Barta Twitterka ayaa diiday inuu xayiraad saaro xisaabaadka ay leeyihiin hoggaamiyayaasha caalamka kuwaasi oo qoraaladooda ay kiciyaan doodo. Twitterka ayaa laga codsaday inuu xayiraad saaro ama uu tiro bogga uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Oo 7 Amar Ka Soo Saartay Xajka, Visaha Iyo Diiwaan-gelinta Shirakadaha Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta ayaa axaddii amarro cusub ka soo saartay arrimaha Xajka, is-diiwaan-gelinta shirakadaha, lacagaha Xaajiga laga qaado iyo fududeynta Visaha. Hadaba, Qodobadda waxaa ka mid ahaa: Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iran Oo Iskuullada Ka Mamnuuceysa Barashada Luqadda Englishka Madaxda dalka Iran ayaa mamnuucay in lagu dhigo iskuullada hoose luqadda Englishka, waxayna timid arrintani ka dib markii hoggaamiye diimeedka Iran Cali Khumeyni iyo kooxdiisa ay ka horyimaadeen barashada Englishka…